Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Galmudug oo soo saartay amar ku socda shacabka Koonfurta Gaalkacyo (Akhriso)

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa awaamiir dhanka ammaanka la xiriirta ku soo rogay shacabka ku nool gobolka Mudug gaar ahaan Koonfurta Galkacyo.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda aamniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku amray dhammaan dadka rayidka ah ee hubka ku dhex haysta koonfurta magaalada Gaalkacyo inay iska diiwaan geliyaan Wasaaradda amniga si loo xaqiijiyo ammaanka.

Amarkan ayaa saameynayaa hay’adaha gaarka ah, shirkadaha iyo ganacsatada hubeysan ee ku nool koonfurta Gaalkacyo.

Hoos ka akhriso qoraalka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Maalinta caalamiga ah ee cudurka Cagaarshowga (World hepatits Day) oo Muqdisho laga xusay

Caydiid Ali

(Sawirro) Qarax caawa ka Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Caydiid Ali

Maxay tahay shirkada ajnabiga ee heshiska la gashay Maamulka G/Banaadir ?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---