Dagaalyahano ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada dowlada
Laba xubnood oo ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa isku dhiibay ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Marka ee gobolka Shabeellada hoose.
Warbaahinta...
Dowlada Somalia oo ka walaacsan go’aan uu soo saaray Madaxweyne Biden
Dowlada Soomaaliya ayaa ka walaacsan isbedelka Madaxweyne Biden ee ku xadeeyey isticmaalka diyaaradaha drone-ka iyo duqeymaha ciidamada Mareykanka ka fuliyaan Soomaaliya.
Saraakiisha Soomaaliya ayaa isbeddeladan...
Ku dhowaad 50 qof oo ku dhaawacmay dab ka kacay Magaalada Hargeysa (Sawirro)
Ugu yaraan 48 qof ayaa ku dhaawacmay Dab weyn oo ka kacay machadka culuumta diinta oo ku yaalla magaalada Hargeysa.
Ciidanka Dab-demiska ayaa si degdega...
Somalia: Imisa qof ayaa 24-kii saacadood ee u dambeeyey laga helay COVID-19?
Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa shaacisay baaritaanki 24-kii saac ee ugu dambeeyey la sameeyey in 280 qof laga helay fayraska karoona.
Waxay wasaaradu sheegtay 280...
Cumar Filish & Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo ka wada hadlay arrin xasaasi ah...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Max'uud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay xubno ka tirsan...
Shacabka Switzerland oo u codeeyey sharci ka dhan ah haweenka Muslimiinta
Shacabka Switzerland ayaa maanta codkooda ka dhiibtay afti loo qaaday in lagu mamnuuco indha shareerka in lagu xirto goobaha ay dadku isugu yimaaddaaan, taasoo...
Deni & Axmed Madoobe oo Muqdisho imanaya iyo shirkii wadatashiga oo furmaya
Madaxda Maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa lagu wadaa iney 72ka saacadood ee soo socda soo gaaraan magaalada Muqdisho caasimada Somalia si loo sii ambaqaado wadahadalkii...
Sacuudiga oo ka hortagay raxan dayuurado ah oo dalkiisa lagu soo weeraray
Isbaheysiga uu hogaamiyo Sacuudiga ee dagaalka ka wada Yemen ayaa Axadda maanta ah sheegay in ay burburiyeen sideed diyaaradood oo hubeysan oo ay soo...
Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday Masuul ka tirsan Maamulka gobolka Hiiraan
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein (Guudlaawe) ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiye Ku-Xigeenkii Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Mudane Maxamed Meeris Isaaq, kadib wareegto...
Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo kulan deg deg ah iskugu yimid
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir deg deg ah oo Golaha Wasiirradu yeesheen, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda...