Tuesday, April 30, 2024

Wararkii ugu dambeeyey tacshiirad la isku weydaarsaday xadka labada Kuuriya

Ciidamada Kuuriyada Woqooyi ayaa la sheegay iney rasaas ku fureen xarun ay ku sugnaayeen ilaalada xadka ee Koonfur Korea taasoo ku taal xudduudda aadka...

Maxay Soomaaliya ka faa’ideysa ka mid noqoshada Dallada EAC? (Akhriso afar qodob)

Dowlada Somalia ayaa sheegtay in la aqbalay codsigeedii rasmiga ahaa ay ku dooneysay ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC), taasoo ay ugu...

Gudoomiye Mursal oo ka guuray xarunta Madaxtooyada iyo xog ku aadan halka uu degay

War goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in Gudoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Mursal uu goordhaw ka guuray Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya uu degnaa...

Xassan Shiikh oo booqday ciidanka Badda DF ee lagu tababaray Eritreya (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliy dhigiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray xerada ay tababarka ku qaadanayaan...

Maamulka Taliban oo dalab xasaasi ah u diray shirka Golaha guud ee Q/Midoobay

Taliban ayaa codsatay inay khudbad ka jeediyaan shirka hogaamiyayaasha caalamka ee Qaramada Midoobay todobaadkan oo ka dhacaya magaalada New York. Wasiirka arrimaha dibedda ee kooxda...

Wasiirad Fowsiya oo shaacisay tirakoobka dad cusub oo uu soo ritay COVID-19

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku sheegtay in labadii maalin ee lasoo dhaafay la diiwaan...

Taliye Odowaa oo xus weyn kaga qeyb galay dalka Jabuuti (Daawo Sawirro)

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Darreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta ka qayb galay xuska sanad guuradii 46-aad ee ka soo wareegtay maalinkii...

Akhriso: Xildhibaano taageersan Farmaajo oo bayaan cad ka soo saaray Muqdisho (Sawirro)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somalia oo tiradooda ku sheegay 135 ayaa taageero buuxda u muujiyey Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdillaahi Maxamed Farmaajo,...

Q/Midoobay iyo tirakoob ka soo saartay tirada dadka sannadkan lagu dilay Somalia

Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay khasaaraha sii kordhaya ee dadka rayidka ah ee Soomaaliya. Sida uu sheegay madaxa xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay Volker...

DEG DEG: Farmaajo oo faragelin bilaabay & doorashadii xubnaha Somaliland oo dib loo dhigay

Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ayaa dib u dhigay hadal jeedintii berri ee Musharaxiinta Aqalka Sare ee xubnaha ka soo jeeda Somaliland.Dib ayaan kasoo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs