Qaar ka mid ah jidadka Muqdisho oo saaka xiran & ciidankii xasilinta oo mar kale lagu arkay
Qaar ka mid ah Wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran, iyadoo gaadiidka shacabku aysan isticmaali karin meelaha qaar. Sida wararku nagu soo gaarayaan...