Munaasabad ballaaran oo loogu maamuusayay qalin jabinta 308 arday oo dhamaysatay waxbarashada heerka koowaad ee tacliinta sare ee Jaamacadda Jamhuuriya ayaa maanta lagu qabtay Hotelka...
Nin ka tirsan kooxda amniyaadka Alshabaab ee fuliya dilalka qorsheysan ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Ciidamada Nabad sugida iyo siroonka Qaranka ee NISA ayaa sheegay...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa la kulmay Safiirka UK u qaabilsan Soomaaliya David William Concard, Waxay kullankooda uga hadleen xoojinta xiriirka Taariikhiga...
Qarax xoogan oo daryankiisa laga maqlay meelo badan ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya...