Tuesday, April 16, 2024

Wasiir kale oo xilka iska casilay, faahfaahina ka bixiyey sababta iscasilaadiisa

Wasiirkii arimaha gudaha ee Maamulka Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde) ayaa iska casiley xilkaas ka dib shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Garowe. Timacade...

Mukhtaar Roobow oo wax yar ka dib shir jaraa’id ku qabanaya Magaalada Muqdisho

Mukhtaar Roobow Cali oo ka mid ahaa musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa lagu waddaa in uu goor dhow warbaahinta...

Maxaa ku qarsan ciida Chrismas Day ama ciida miilaadiga!! (Daawo Muuqaal)

Sidaan la socono maal mahaan oo kale waddamadda reer galbeedka waxaa ka socda ciid ay ugu mgac dareyn ciida Chrismas Day Cama ciida miilaadiga,...

Suldaan Abuukar: “Beesha Habar-idinle ma Metelo Nabadoonka ugu jira 135-ta oday ”

Suldaan Abuukar Socdaal Abtidoon oo ka mid ah odayaasha dhaqanka beesha Murusade ayaa ka hadlay arrimaha maamul u sameynta Galmudug ee ka socda magaalada...

Maxaa ka jira in la soo furtay Haweeney Jarmal ah oo lix bil ka...

Warar aan si rasmi ah loo xaqiijin oo ay tebinayaan qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho  ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan dowlada federaalka...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sudan oo taageertay Gudoomiyaha cusub ee Gobalka banaadir

Xaflad si heersare ah loosoo agaasimey oo ka dhacday Magaalada Khartoum ee Dalka Suudaan ayaa xalay lagu qabtay Hoolka weyn ee Jaamacadda Afrika midaas...

Buundo kutaala Talyaaniga oo soo duntay iyo dad badan oo ku dhintay (Daawo Sawirada)

Buundo weyn oo kutaala magaalada Genoa ee dalka Talyaaniga ayaa soo duntay xili ay gaadiid badan dul marayeen, waxaana shilkan ka dhashay khasaaro badan oo...

Madaxweyne Laftagareen oo soo saaray liiska Musharaxiin u tartameysa Aqalka Sare (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta soo saaray liiska qaar kamid ah musharaxiinta u tartameysa Aqalka Sare Baarlamaanka...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Dhambaal uu ka sidey Madaxweynaha gaarsiiyay Amiirka Qatar

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhambaal uu ka sidey Madaxweynaha...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs