Sunday, April 21, 2024

Suldaan Abuukar: “Beesha Habar-idinle ma Metelo Nabadoonka ugu jira 135-ta oday ”

Suldaan Abuukar Socdaal Abtidoon oo ka mid ah odayaasha dhaqanka beesha Murusade ayaa ka hadlay arrimaha maamul u sameynta Galmudug ee ka socda magaalada...

Dowladda oo beenisay in Shil diyaaradeed uu ka dhacay garoonka Aadan Cadde

Warbaahinta qaar ayaa saacadihii lasoo dhaafay baahiyay war sheegayay in shil diyaaradeed uu ka dhacay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, kaddib markii mid kamid ah...

Ku dhawaad $200 Milyan ayaa laga lunsaday Muwaadiniin lagu qiyaamay Forex

Ku Dhowaad $200 Milyan Oo Laga Lunsaday Muwaadiniin Lagu Khiyaamay Maalgashiga Shirkado sheegta inay ka ganacsadaan Sarrifka Lacagaha Qalaad (Forex trading). Muuqaalka dadweyne bannaan baxaya...

Buundo kutaala Talyaaniga oo soo duntay iyo dad badan oo ku dhintay (Daawo Sawirada)

Buundo weyn oo kutaala magaalada Genoa ee dalka Talyaaniga ayaa soo duntay xili ay gaadiid badan dul marayeen, waxaana shilkan ka dhashay khasaaro badan oo...

Axmed Karaash oo ka hadlay waxa uu salka ku hayo khilaafka isaga & Madaxweyne...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa markii ugu horeysay ka hadlay waxaa uu salka ku hayo khilaafka ka dhex aoosan isaga...

Duqa Muqdisho oo ku baaqay in farxadda ciida la deeqsiiyo dadka danyarta ah

Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciiddul Carafa u diray shacabka Soomaaliyeed ayaa...

Gobol codadkiisa uu ku guuleystay Musharaxa Joe Biden oo sheeko cusub keenay

Maamulka gobolka Georgia ee dalka Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in mar kale dib loo tirin doono dhammaan codadkii doorashada madaxweynaha ee gobolkaas laga dhiibtay. Qaabka...

Degmada Dayniile ee G/Banaadir oo la sheegay iney qabto dhibaato iyada u gooni ah

Xildhibaan Mustaf Dhuxulow oo ka mid ah  Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in shacabka ku nool degmada Dayniile ay dhibaato ku qabaan ciidamada Milateriga...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs