Wasaarada Amniga Gudaha oo soo bandhigtay 14-Farsadood oo Shaqo ah

  Ujeeddo: Fursado Shaqooyin Banaan.

Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya waxay soo bandhigaysaa afar iyo toban  fursadood oo shaqo ah ku waasoo kala ah sida soo socoto:

No Names
1.       Puntland`MoIS  Coordinator
2.       police Assistant
3.       policy and Strategy Advisor
4.       Senior Immigration Advisor
5.       policy and legal advisor
6.       Galmudug Mois Coordinator
7.       Hirshabble MOIS Coordinator
8.       policy and Legal Advisor
9.       Legal Assistant /legal Department
10.                          Banadir and MOIS Coordinator
11.                          Research & institution Development
12.                          Jubaland MOIs Coordinator
13.                          MoIS Coordinator
14.                          Southwest coordinator

 

Waqtiga soo gudbinta dokumentiyada waxa uu ku eg yahay taariikhdu marka ay tahay 25/Feb 2018, waxana kusoo diri kartaan info@mois.gov.so  idinkoo ilaalinaya waqtiga.

Fadlan eeg “TORs” hoos ku qoran si aad u aragtid waajibaadka afar iyo toban shaqo ee aan kor kusoo xusnay.

 

WAAJIBAADKA SHAQO.

Terms of Reference – Legal Advisor Jan18 Final

Terms of Reference – Research and Institutional Development Advisor Final Terms of

Reference- Immigration Security Advisor Jan18 Final

Terms of Reference- Maritime Security Advisor Jan18 Final

Terms of Reference- Police Advisor Jan18 Final

Terms of Reference- Policy Strategy Advisor Jan18 Final

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -