Dowlada Itoobiya ayaa sameysay xafiis cusub oo loogu tala galay hub ka dhigista iyo la socodka Ururadii hubeesnaa ee dhawaan wadahadalada nabadeed la galay Xukuumada...
Madaxweynaha cusub ee maamulka Soomaalida Itoobiya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu xilka uga qaaday qaar badan oo kamid ahaa taliyaashii hore ee ciidanka...
Magaalada Jigjiga ee xarunta maamulka Soomaalida Itoobiya waxaa maanta ka dhacay banaan baxyo waa weyn oo looga soo horjeeday dad Soomaali ah ay laayeen Ciidamada...
Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa shaaca ka qaaday in cadaalada la horgeyn doono Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar...
Waxaa dib loo fasaxay adeegii Internetka ee ka jarnaa bariga dalka Itoobiya ay ku jirto dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana Internet la’aanta saameyn badan ku...
Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday Gobolka Lamu ee dalka Kenya, waxa ayna Al Shabaab khasaaro gaarsiiyeen shirkad korontada siin jirtay magaalooyin...
Xidig u dhashay dalka Brazil balse wata magaca Somalia ayaa ku biiray kooxda Al Shabaab ee ka ciyaarta dalka Sacuudiga, magaca uu ciyaaryahankan wato iyo...