Friday, April 19, 2024

Ciidamada Isra’il oo dilay Sargaal katirsan Ururka Xamaas (Daawo Sawirada)

Ciidamada Isra'il ayaa xalay  dilay Sargaal sare iyo dagaal yahano katirsan Ururka Xamaas, kadib isku dhac xoogan oo ka dhacay bariga Deegaanka Khan Younis oo...

Erdogan oo shaaciyay dalal ay la wadaageen Codad laga duubay Dilkii Jamal Khashoggi

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa sheegay in codkii laga duubay qaabkii loo dilay Wariye Jamal Khashoggi ay la wadaageen Wadamada Sacuudiga, Mareykanka,...

Libaaxyo Sabab u noqday in hal mar dhintaan Boqolaal lo’ gissi ah !! (Daawo...

Boqolaal lo' gissi ah oo ka baxsanayay libaaxyo eryanayay ayaa ku haraqmay Wabi kuyaala xadka u dhaxeeya Wadamada Botoswana iyo Namibia. Saraakiil katirsan dowlada Botoswana...

Nin Soomaali ah oo Weerar loo adeegsaday Mindi ka geestay Melbourne (Daawo Sawirada)

Nin Asalkiisu Soomaali yahay oo  magaciisa lagu sheegay Mohamed Khalif ayaa weerar loo adeegsaday mindi waxa uu ka geestay bartamaha magaalada Melbourne ee dalka...

Farmaajo oo ka degay Bahir-dar city & Sawirro hadal heyn badan dhaliyey oo...

Madaxweynaha Federaalka Somaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta gaaray magaalada Bahir-dar oo ka tirsan gobolka Gondar ee dalka Itoobiya. Farmaajo ayaa...

Muran ka dhashay sii deynta haweeney diinta islaamka u geftay oo ka taagan Pakistan

Dowlada Pakistan ayaa beenisay warar sheegaya in Aasia Bibi dalka ka dhooftay, Wasiirka warfaafinta ayaa isna waxa uu warfidiyeenka dalkaa ku eedeeyey in ay...

Cabdi Max’uud Cumar oo maanta la soo taagayo Maxkamad ka sareysa tii hore

Xili shalay maxkamad ku taalla magaalada Addis Ababa ay amartay in markii shanaad xabsiga lagu hayo madaxweynihii hore ee dawlad degaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud...

Toogasho dad badan lagu laayey oo ka dhacday dalka Maraykanka (Daawo Sawirro)

Mas’uuliyiinta gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in 12 qof ay ku dhinteen toogasho ka dhacday baar lagu caweeyo. Kabtan Garo Kuredjian oo ka...

Dharka lagu xardhay calanka Somalia oo qaali ka noqday Magaalada Jigjiga

Magaalooyinka ismaamulka Soomaalida ku soo badanayay waxyaabo badan oo dowladdii hore ay dadka degaanka ka mamnuucday Tan iyo markii ay dhacday Xukuumaddii hore ee...

Madaxweyne Trump oo si lama filaan ah xilkii uga qaaday Jeff Session

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Arbacadii shalay xilkii ka qaaday Xeer Ilaaliyihii Guud ee Maraykanka Jeff Session. Talaabadan ayaa xisbiga Dimoqraadigu ay uga digeen inuu...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs