Wednesday, May 15, 2024

Madaxweyne Trump: “Sacuudiga la’aantiis, wey adkaan laheyd iney jirto Isra’iil”

Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa markii ugu horeysay kashifay heerka uu gaarsiisan yahay xiriirka Sacuudiga iyo Isra’iil, wuxuuna sheegay haddii aanu Sacuudiga ahaan lahayn in...

Haweeney dishay nin ay saaxiibo ahaayeen kadibna hilbihiisa karsatay !!

Haweenay u dhalatay dalka Marooko ayaa lagu eedeeyay inay dishay nin ay xiriir jeceyl uu kala dhaxeeyay islamarkana ay hilibkiisa karsatay. Hilibka ninkan Jaceylka kala...

Itoobiya oo xil muhiim ah u magacawday Haweeney horey loogu xukumay Xabsi daa’in (Sawirro)

Dalka Itoobiya waxaa wali ka socda isbadalo siyaasadeed oo waa weyn, waxaana dalkaasi xilal muhiim ah looga magacaabay Siyaasiyiin horey mucaarad ugu ahaa dowladihii...

Qaar kamid ah Qoyska Al Sacuud oo wada qorshe ka dhan ah Amiir...

Xili Dhaxa-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ay heystaan xiisado la xariira fadeexadii dilkii Suxufi Jamal Khashoggi ayaa la sheegay in qaar kamid ah...

Ilhaan Cumar oo markii ugu horeysay karbaashtay Madaxweyne Donald Trump

Mudanayaal ka tirsan labada Aqal ee Kongareska Mareykanka ayaa si kulul u dhaleeceeyey bayaan uu xalay Madaxweyne Trump ka soo saaray arrinta dilka saxafiga...

Ciidamadii Jabhadda ONLF ka joogay Eritrea oo laga dejiyey Jigjiga (Daawo Sawirro)

Ciidamadii Jabhadda ONLF ee xoreynta Soomaali Galbeed, kuwooda gaarka ah ayaa laga duuliyey magaalada Asmara iyagoo ka degay magaalada Jigjiga ee dowladda Soomaalida Itoobiya. Ciidamadan...

Haweeney reer Galbeed ah oo lagu afduubtay dalka Kenya & Wararkii ugu dambeeyey

Saraakiisha dowlada Kenya ayaa xaqiijiyey in Haweeney Talyaani ah laga afduubtay degaanka Kalifi markii koox hubeysan ay weerareen goob laga dukaameysto oo halkaas ku...

Nin isku qarxiyey goob uu ka socday xuska Mowliidka (Daawo Sawirro)

Qarax ismiidaamin ah ayaa xalay lala beegsaday goob culumaa'udiin dalka Afqaanistaan ay ku qabanayeen xuska mowliidka waxaana ku dhintay ugu yaraan 43 qof. Qaraxa oo...

Maraykanka oo ku deeqay gaadiid Milateri oo lagula dagaalamayo Al-Shabaab (Daawo Sawirro)

Wasaarada Gaashaandhiga dalka Mareykanka ayaa qalab iyo gaadiid militari ugu deeqday ciidamada ammaanka ee dalka Kenya. U qeybsanaha Wasaarada gaashaandhigga dalka Kenya Colonel Kevin Balisky...

Goob Xaflad aroos ka socotay oo mar qura isku bedeshay dhiig iyo Murugo (Daawo...

Qof waxyaabaha qarxa isku soo xiray ayaa isku qarxiyay goob xaflad aroos ka socotay oo kutaala  magaalada Kabul ee caasimada dalka Afganistan, waxaana weerarkan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs