Thursday, April 25, 2024

Boqortooyada Sacuudiga oo taageero afka baarkiisa ah u muujsay shacabka Falastiin

Boqortooyada Sacuudiga ayaa cambaareysay waxay ku tilmaantay xadgudbka ay Israa’iil ku heyso Falastiiniyiinta. Wasiirka arrimaha dibadda Sucuudiga Feysal Bin Farxaan oo ka hadlayay shir ay...

Madaxweyne Jair Bolsonaro oo kumanaan dollar lagu ganaaxay (Sababta)

Maxkamad ku taal dalka Brazil ayaa ku xukuntay Madaxweynaha dalkaas lacag dhan $3500 oo dollar oo magdhow uu u siinayo haweenay saxafiyad ah oo...

(Sawirro) God mucjiso ah oo lagu arkay woqooyiga dalka Chile iyo baaritaan bilowday

Dowlada Chile ayaa sheegtay in ay baaritaan ku samaynayaan god aad u wayn oo hoos u qodan oo aan la garanayn waxa uu yahay. Godkan...

War Cusub oo kasoo kordhay ninkii Faransiiska u xireen kiiska Dilka Jamal khashoggi

Ciidamada amaanka dalka Faransiiska ayaa garoonka diyaaradaha Charles de Gaulle ee magaalada Paris ku xiray nin dhalinyaro ah oo u dhashay Boqortooyada Sacuudiga kaa...

Arday Iskuul oo Afduub u geesatay Maamulahooda iyo Sababta keentay oo la ogaaday

Arday wax ka dhigata Iskuul kuyaala dalka Shiinaha ayaa dhigay banaan bax cabasho ah, waxa ayna ardaydan intii ay wadeen banaan baxa afduub dad...

Dayuurad rakaab ah oo ku dhacday harada Victoria & dad ku dhintay (Sawirro)

Diyaarad siday 39 rakaab ah iyo shaqaale oo uu ku jiro ilmo yar ayaa ku burburtay harada ugu weyn Afrika ee Victoria sida ay...

Madaxweyne Erdogan oo Aargoosi ku hanjabay kadib weerar lagu dilay Ciidamo Turki ah

Ciidamada milatariga Turkiga ayaa duqeymo culus oo aargoosi ah ku garaacay saldhigyo ay milatariga Siiriya leeyihiin , duqeyntan ayaana looga jawaabay weerar ciidamada Siiriya...

Dal Saddexaad oo ku biiray dagaalka culus ee u Dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine

Waxaa maanta si rasmi ah u qarxay dagaal cir iyo dhul ah oo u dhaxeeya dowladaha Ruushka iyo Ukrine, Madaxweynaha dalka Ruushka Vladamir Putin...

Gabar uu dhalay nin lagu tilmaamo Maskaxda Putin oo qarax lagu dilay (Sawirro)

Qarax ka dhacay meel ku dhaw magaalada Moscow ee caasimadda dalka Ruushka ayaa lagu dilay gabar uu dhalay siyaasi si weyn looga yaqaan Ruushka...

Wariye Caan ah oo geeriyooday isaga oo tabinayay Ciyaartii Argentina iyo Holland

Wariye caan ah oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa xalay ku dhax geeriyooday garoonka kubadda Lusail Iconic Stadium ee dalka Qatar, halkaas oo ay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs