Ciyaaryahan Afrikan ah oo Deeq waxbarasho siinaya 100- arday oo Danyar ah

Ciyaartoyda ku xamaasha kubada cagta Caalamka ayaa waxaa ku jira kuwa naxariis badan oo wax u tara dadka iyo deegaanka ay kasoo jeedaan, waxaana...

Kaneeco dhimatay oo Sabab u noqotay in la qabto Tuug hanti qaali ah xaday...

Ciidamada booliiska dalka Shiinaha ayaa xiray nin tuug ah oo dhac u geestay guri kuyaalla koonfur bari ee magaalada Fuzhou kana qaatay hanti qaali...

Mareykanka oo dacwad ku soo oogay Senator loo heysto dil loo geystay Madaxweyne

Masuuliyiinta dalka Maraykanka ayaa dacwad ku soo oogay Senator hore oo u dhashay dalka Haiti kaas oo loo haysto inuu ku lug lahaa shirqoolkii...

Shan qof oo ku lug lahaa Dilkii Jamal Khashoggi oo xukun dil ah lagu riday

Maxkamad kutaala Boqortooyada Sacuudiga ayaa xukun dil ah ku riday shan qof oo la sheegay in ay ku lug lahaayeen dilkii naxariis darada ahaa...

Xuutiyiinta oo Weerarkii ugu xooganaa ku qaaday gudaha dalka Sacuudiga

Kooxda Xuutiyiinta shiicada ah ee dalka Yemen oo ay taageerto Iran ayaa Weerar loo adeegsaday dayuuradaha aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaan Drone ku...

Madaxweyne hore Axmed Cabdullaahi oo loo qal qaalinayo Xabsi daa’in in lagu xukumo

Madaxweynihii hore ee dalka Comoros , Axmed Cabdullaahi Sambi ayaa halis ugu jira in lagu xukumo xabsi daa'in , kaddib markii lagu soo oogay...

(Daawo Sawirro) Dhimashada weeraradii Masjidyada New Zealand oo 49 gaartay

Khasaaraha Weeraro lagu qaaday laba masjid oo ku yaalla dalka New Zealand ayaa aad u kordhay, iyadoo lagu dilay ugu yaraan 49 qof waxaana...

Maxkamad ku taalla Giriiga oo sabab yaab leh xukun ugu riday Shiikh Shariif

Wadaad ku nool gobolka galbeedka Giriigga ee Thrace ayaa lagu xukumay xabsi 80 maalmood ah, kaddib markii lagu eedeeyay inuu dowladda gacan dhaafay oo...

Mid kamid ah Wadamada Afrika oo joojinaya Cunooyinka dibadda looga keeno

Dowlada Nageria ayaa wada qorshe ay ku joojineyso in dibadda looga keeno cunooyinka dalka laga soo saari karo, waxaana dowlada ay rabtaa in wax...

Haweeney ku umushay Suuli dayuuradeed oo ilmihii dhashay ku riday Qashin (Sawirro)

Shaqaalaha Garoonka dalka Mauritius ayaa ilmo yar oo dhowaan dhashay ka dhex helay baaldiga khashinka ee suuliga diyaaradda. Haweeney 20 jir ah oo u dhalatay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs