Toogasho iyo kala carar ka dhacay Magaalo kutaala Mareykanka (Daawo Sawirada)
Nin hubeesan ayaa toogasho ka geestay goob ay ka socotay munaasabad cuntooyinka lagu soo bandhigayay oo kutaala magaalada Gilroy ee gobolka California ee dalka Mareykanka.
War...
Diyaaradaha Reer Galbeedka oo halis ku wajahayso garoonka Kabul iyo Diyaarad Milataro oo…
Isbedel ayaa ku yimid Duullimaadyada Diyaaradaha kadib, Digniintii Daacish iyo weerarkii Aroornimadii saakayto lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha ee Hamid Karazai International Airport ee magaalladda...
Ruushka oo Hawada sare ku xiray Youtuber Caan ah iyo Sababta loo xiray oo...
Dowladda Ruushka ayaa xarun hawada sare kutaala uu maamulo ku xiray nin Youtuber caan ah oo u dhashay dalka Britian , xaruntan lagu xiray...
Rabshado ka dhacay Magaalada Jigjiga iyo rasaas laga maqlay (Daawo Sawirro)
Rabshado ayaa la sheegay iney galabta ka dhaceen Magaalada Jigjiga ee xarunta maamulka Soomaalida Itoobiya, iyadoo rasaas xoogan laga maqlay qeybo ka mid ah...
Dowlada Soomaaliya oo taageertay Xariga Xubno uu ku jiro Amiir Xamza Bin Xuseen
Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa taageero mug leh u muujisay Boqortooyada Urudun oo laga soo warinayo khalalaase siyaasadeed, kadib markii Boqortooyada xir xirtay xubno uu...
Amiir Khaled bin Talal oo 11-bil kadib xabsiga laga sii daayay xili uu cadaadis...
Wararka ka imaanaya Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegaya in xabsiga laga sii daayay Amiir Khaled bin Talal oo kamid ah dhaxal sugayaasha Boqortooyada Sacuudiga oo...
DEG DEG: Wasiirkii hore ee Arrimaha dibeda Itoobiya Seyoum Mesfin oo la dilay
Ciidamada Itoobiya ayaa shaaciyey in howlgal ka dhacay gobolka Tigray ay ku dileen masuuliyiin uu ku jiray Wasiirkii hore ee arrimaha dibeda dalkaas, Seyoum...
Wargeyskii ugu horeeyay ee loogu talogalay dadka aragga la’ oo laga soo saaray Afrika
Haweeney Itoobiyaan ah ayaa soo saartay isla markaana suuq geysay wargeyskii ugu horreeyay ee loogu talogalay dadka aragga naafada ah ee dalkaasi laga soo...
Ra’isul Wasaare Frederiksen oo Shaacisay in dalkeeda la kulmay Weerar Naxariis darro ah
Dalka Denmark ayaa laga dareemayaa muragada ka dhalatay weerar nin hubeesan shalay ka geestay mid kamid ah xarumaha ganacsi ee ugu weyn dalka Denmark,...
Maraykanka oo qirtay in askartiisa uu khasaare ka soo gaaray gantaalihii Iran
Mareykanka ayaa ugu dambeyn qirtay in weerarkii gantaalaha ahaa ee ay Iran ku qaaday dalka Ciraaq, ay kaga waxyeeloobeen qaar ka mid ah askartiisa...