Allbanaadir.com
NEWS

Wasiir Fiqi oo Baku kula kulmay dhigiisa dalka Azerbaijan (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Amb. Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, ayaa Jimcihii magaalada Baku kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mr. Jeyhun Bayramov

Waxaa  uu kala hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga labada dal ee walaalaha ah.

Kulanka ayaa ahaa mid salka ku haya sidii loo dhisi lahaa hannaan wadajir ah oo looga gol leeyahay in sare loogu qaado iskaashiga iyo horumarinta danaha wadaagga ah ee labada dal.

Waxaa si qoto-dheer looga wada hadlay arrimo dhowr ah oo heer gobol iyo heer caalami ah oo khuseeya danaha labada dhinac sida lagu sheegay war ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibeda ee Somalia.

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama iyo marwadii koowaad ee hore Michelle Obama ayaa ku taageeray Kamala Harris doonisteeda Aqalka Cad, taasoo siisay Madaxweyne ku-xigeenka taageerada la filayo balse weli muhiimka ah ee labada qof ee ugu caansan xisbiga Dimoqraadiga.

Related posts

Madaxdii hore ee dowlada Somalia oo dhaliilay shirka ka socda Jabuuti (Akhriso)

Caydiid Ali

Hoyga Xasan Khayre oo ka mashquul batay Madaxtooyada Soomaaliya (Ogow Sabab)

Cabdi Cade

Siyaasiyiin Xildoon ah oo buux dhaafiyay guriga Madaxweyne Xasan Sheekh

Cabdi Cade
Taboola Ads ---