Al-Shabaab oo qaraxyo ku burburisey anteenooyin shirkaddo Isgaarsiineed
Al-Shabaab ayaa burburiyey anteenooyin Isgaarsiineed oo ku yiilay degaano ku dhow degmada Gaarisa ee gobolka woqooyi Bari Kenya sida ay sheegeen warbaahinta dalkaas.
wararka ayaa...
Wariye Caan ah oo lagu dilay dalka Kenya iyo Madaxweyne Arif Alvi oo...
Wariye caan ah oo u dhashay dalka Pakistan oo lagu magacaabayay Arshad Shariif, ayaa lagu dilay magaalada Kajiado oon sidaa uga fogeyn magaalada Nairobi...
Trump oo qaadaya talaabo aan looga baran Madaxdii isaga ka horeysay
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu dib u dhigayo jeedinta khudbadda Xaaladda Qaranka ee sanadlaha, ilaa aqalka Congress-ka uu ka xalinayo xirnaanshaha qeyb...
Nin ku guuleestay $30 milyan oo doollar oo Sabab layaab leh u qariyay xogtiisa...
Qof aan madaxiisa loo jeedin ee la sawiran ninka funaanadda cad, wuxuu ku guuleystay baqtiyaa-nasiib, kaddib markii uu kusoo baxay celceliska tartan la qabtay...
Iiraan oo soo bandhigtay Gantaal Nuuca ridada dheer oo casri ah (Daawo Sawirada)
Dowlada Iiraan ayaa munaasabada xuska sanad guurada kacaanka dalkaasi oo shalay lagu qabtay magaalada Tahran kusoo soo bandhigtay gantaal casri ah oo la sheegay...
Magaalo loo tixgaliyo in ay kunool yihiin dadka ugu Cimriga Dheer Caalamka !!
Lerik, oo dhacda koofurta Azerbijan waxaa hadda loo tixgeliyaa meesha ay ku nool yihiin dadka ugu cimriga dheer adduunka.
Aalaaba deegaanka ay dadkaas ku nool...
Madaxweyne Donlad Trump oo ku dhawaaqaya Xaalad Deg deg ah
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in uu ku dhawaaqo xaalad deg deg ah oo qaran si uu uga maarmo in Kongreska uu...
Telefishinka Aljazeera oo Maxkamada ICC u gudbiyey dacwad ka dhan ah Israel
Maamulka Telefishinka Aljazeera ayaa maxkamada caalamiga ah ee dambiyada dagaalka ee ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah ciidamada Israel taasi oo ku aadan...
Madaxweyne Trump oo mar kale weeraray Ilhaan Cumar, kuna tilmaamay..
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale weeraray Ilhaan Cumar oo ah Gabar Soomaali ah oo kana tirsan aqalka Congresska Mareykanka.
Trump ayaa sheegay inay...
Carro ka dhalatay dil ciidamada Nageria u geesteen haweeney Qareen Xaamilo aheyd
Askari katirsan ciidamada dalka Nageria ayaa dilay haweeney qareen ah oo sidoo kale la sheegay in ay xaamilo aheyd, waxaana dilka haweeneydan si weyn...