Friday, March 29, 2024

Wareegto uu soo saaray Madaxweyne Gaas oo lagu kala diray Golle Deegaan

Wareegto maanta kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu kala diray golihii deegaanka Degmada Badhan ee gobolka Sanaag. Kala dirista...

Maamulka Puntland oo dhaar ku maray dagaal ka dhan ah ciidanka Somaliland

Guddiga Amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Garowe waxay ku iclaamiyeen dagaal ka dhan ah ciidamada Somaliland. War uu soo...

Maamulka Puntland oo digniin ka soo saaray kulan ay ku yeesheen Magaalada Garoowe (Akhriso)

Golaha Wasiirada Puntland ayaa maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Garowe guddoominyay Madaxweyne Gaas ayaa maanta looga hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen...

Meydad saaka lagu arkay xeebta magaalada Boosaaso iyo Wararkii ugu dambeeyey

Meydadka labo caruur ah ayaa saaka waxaa laga helay xeebta Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Caruurtan ayaa...

Puntland oo jawaab cad siisay beesha caalamka oo dedaal nabadeed ka wada Tukaraq

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland,Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camey) ayaa ku gacan seyray wada-hadalka ay IGAD dhexdhexaadinayso ee la sheegay in lagu xallinayo colaadda...

Sacuudiga oo qaaday talaabo dharbaaxo ku ah taageeradii ay u muujisay dowlada Somalia

Markab siday ku dhawaad 30 kun oo neef oo xoolo Soomaalida ah ayaa waxaa lagu soo waramayaa in laga soo celiyay dalka Sacuudiga. Markabkan ayaa...

Meydadka dad kasoo jeeda Qowmiyadaha Oromada oo laga helay magaalada Boosaaso

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta qeybo kamid ah magaaladaasi lagu arkay meydadka dad kasoo jeeda Qowmiyada...

Maareeye ku-xigeenkii shirkadda Isgaarsiinta GOLIS oo goor dhow la dilay

Maareeye ku-xigeenkii Shirkada Isgaarsiinta Golis ee ka howlgasha degaanada Puntland ayaa caawa lagu dilay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Marxuum Cabdullaahi Cali Cumar ayaa waxaa...

Ciidamada Puntland oo sheegay iney dileen 15 ka tirsan Al-Shabaab (Daawo Sawirro)

War ay soo saareen Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Puntland (PSF) ayay ku sheegeen in maanta ay hawlgal qorshaysan ku dileen in...

RW Kheyre oo ka hadlay khilaaf la sheegay inuu dhexmaray isaga & madaxda Puntland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan degaanada Puntland ayaa ka hadlay warar soo baxay maalmahan oo sheegayay in booqashadiisii Puntland...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs