Friday, April 26, 2024

Koox sheegatay dilal dad ajnabi ah loogu geystay Magaalada Boosaaso

Kooxda Daacish ayaa sheegatay masuuliyadda toogasho xalay fiidkii ka dhacday xaafad ku taalla magaalada Boosaaso oo loo gaystay 4 qof oo Oromo ahaa, halka...

Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo Taliye Ciidan loo magacaabay (Akhriso Digreeto)

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Gudoomiyihii hore ee Nugaal G/Sare Cumar Cabdullaahi Maxamed (Cumr Fara-weyne ) loogu magacaabay in uu...

Faah faahino kasoo baxaya Afar qof oo Itoobiyaan ah oo lagu dilay Boosaaso

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeesan oon heebtooda la garan magaaladaasi ku dileen afar ruux...

Madaxweyne Gaas oo kulan gaar ah la qaatay Andreasvon Vexkull (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe  qasriga madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Danjiraha Dalka Sweden u fadhiya Soomaaliya Ambassador...

Faahfaahino ka soo baxaya Haweeney lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay halkaasi kooxo hubeysan ay ku dileen Haweenay. Dilka haweeneyda...

C/kariin Qalbi-dhagax oo si diiran loogu soo dhoweeyey Boosaaso (Daawo Sawirro)

Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo ka tirsan Jabhada ONLF ee dagaalka kula jirta dowlada Itoobiya ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Garoonka...

Taliyaha Ciidanka amniga Garoowe oo hadal muran badan dhaliyey ka sheegay Warbaahinta

Taliyaha ciidanka xasilinta Puntland ee Garowe ahna taliyaha qaybta Nugaal iyo la dagaalanka argagixisada Puntland ayaa hadal dood badan abuuray shalay warbaahinta ka sheegay,...

Ciidamada Somaliland ee ku sugan gobolka Sool oo hanjabaad culus loo diray

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook Guddoomiyaha gobalka Sool ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Abukar Geelle ayuu ku sheegay in dhawaan ay dagaal ku qaadi...

Kooxo hubeysan oo dilal qorsheysan ka geystay xeebta Magaalada Boosaaso

Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku dilay labo nin oo dhalinyaro ah sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Goob-joogayaal...

Puntland oo raali gelin ka bixisay hadal caro dhaliyey oo ka soo yeeray C/wali...

Qoraal saaka kasoo baxay Madaxtooyadda maamulka Puntland ayaa raaligelin looga bixiyay hadal dhawaan Madaxweyne Gaas uu ka sheegay Magaalada Badhan, kaasoo loogu gefay shacabka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs