Tuesday, May 7, 2024

Xubno ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish oo laga baadi goobayo Magaalada Boosaaso

Ciidamada Amaanka Puntland ayaa xalay magaalada Boosaaso ka sameeyey howlgal lagu xaqiijinayay amaanka, kaasoo looga hortagayo falalka Amni daro ee mararka qaar  dhaca. Baaritaanka ciidamada...

Madaxweyne Gaas oo faray ciidamada Puntland in ay dagaal u diyaar garoobaan

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta shir gudoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay arimo kala duwan oo...

(Akhriso) Maamulka Puntland oo amaro culus ka soo saaray amniga Magaalada Garowe

Guddiga Nabadgelyadda gobolka Nugaal ee maamulka Puntland ayaa soo saaray amaro culus oo lagu xaqiijinayo amniga magaalada Garowe. Xubnaha guddigan oo ay ka mid yihiin...

Dowlad goboleed Wasiiradiisa ka mamnuucay iney booqdaan Magaalada Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa faahfaahin ka bixiyay sababtii loo joojiyay kulan xalay Magaalada...

Maxkamada ciidanka qalabka sida oo xukun adag ku riday askari dhac ka geystay Masaajid...

Dable Booliis Maxamed Cabdikariin Cabdullaahi ayaa laga soo qabtay agagaarka jaamacadaha  degmada Hodan  xilli uu dhac u  geysanayay dadka ka soo baxay salaadda subax...

Wasiir katirsan Xukuumada Somalia oo galabta loo diiday in shir uu ku qabto Garawe

Maamulka Puntland ayaa galabta baajiyay shir uu doonayay in uu la qaato ardayda wax kabarata Jaamacadaha magaalada Garawe Wasiirka Qorsheynta ee Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed...

Wasiir Jamaal oo ku guuleestay in uu kamid noqdo Xildhibaanada Golaha Shacabka

Wasiirka Qorsheynta ee Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta ku guuleestay doorashada kursi ka banaanaa Aqalka Hoose ee Baarlamaanka oo doorashadiisa ka dhacday...

Wasiir Jamaal Maxamed Xasan oo maanta kamid noqonaya Xildhibaanada Golaga Shacabka

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Garawe ee xarunta maamulka Puntland ka dhacdo doorashada kursi uu dhawaan iska casilay Dhahar Cali Faarax oo hada laga...

Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Ujeedka Safar uu ugu ambo baxay Kenya (Daawo Sawiro)

Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambo baxay magaalada Nairobi ee caasimada dalka...

Wasaaradda Maaliyada Puntland oo soo rogtay Canshuur ka yaabisay dad badan

Wasaaradda Maaliyadda Dowlad goboleedka Puntland ayaa shaacisay lacago canshuuro ah lagu soo rogay lamaanaha is furaya. Wasiirka Maaliyadda Puntland C/llaahi Siciid Caarshe ayaa sheegay in...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs