Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

(Akhriso) Maamulka Puntland oo amaro culus ka soo saaray amniga Magaalada Garowe

Guddiga Nabadgelyadda gobolka Nugaal ee maamulka Puntland ayaa soo saaray amaro culus oo lagu xaqiijinayo amniga magaalada Garowe.

Xubnaha guddigan oo ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Gobolka Nugaal, duqa caasimadda iyo Saraakiisha ciidanka ayaa kulan ay ka qaateen arrimaha nabadgelyadda Gobolka  ka soo saaray amaradan.

Guddigu waxaay ka hadleen arrimaha muranada dhulka oo ay sheegeen iney dhibaato badan ka taagan tahay, waxay kaloo  ka hadleen sida loo xakamayn karo kooxo burcad ah oo magaaladda ka sameeya furashada Telefoonadda iyo hubka lala soo galo Magaalada Garoowe.

Hoos ka akhriso amarada ka soo baxay guddiga:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Jawaari oo Jid u Bixiyay Dooddii Doorashada Soomaaliya ee Qof iyo Cod

Cabdi Cade

Muxuu RW Xamse kala hadlay wafdigii uu horkacayey Christoph Retzlaff? (Sawirro)

Caydiid Ali

RW Rooble oo Masuuliyiin iyo dadweyne kula tukaday Masjidka Shuhadaa (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---