Siciid Deni oo Guddoomiyay shirka golaha Wasiirada oo arrimo muhiim ah looga hadlay (Sawirro)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada ee Garawe. Shirka golaha wasiirada ayaa...