Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeesan oon heebtooda la garan magaaladaasi ku dileen afar ruux oo...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe qasriga madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Danjiraha Dalka Sweden u fadhiya Soomaaliya Ambassador AndreasVon...
Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay halkaasi kooxo hubeysan ay ku dileen Haweenay. Dilka haweeneyda...
Taliyaha ciidanka xasilinta Puntland ee Garowe ahna taliyaha qaybta Nugaal iyo la dagaalanka argagixisada Puntland ayaa hadal dood badan abuuray shalay warbaahinta ka sheegay, kaasoo...