Wednesday, May 15, 2024

Madaxweyne Deni oo ka farxiyey shacabka degaanka Dangoronyo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira labada Gole ee Dowladda, ayaa galabta lagu soo dhoweeyay degmada...

Axmed Madoobe oo gaaray Garowe, si diiran loogu soo dhoweeyey (Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyey. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi...

Wasiir shaaciyey inuu xilka iska casilay & Xog ku aadan sababta iscasilaadiisa

Wasiirkii horumarinta degaanka ee maamulka Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa ku dhawaaqay inuu iscasilay. Wasiirka ayaan faahfaahin ka bixin sababta rasmiga ah ee uu...

Dhalinyaro lagu dilay magaalada Boosaaso iyo Faah faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeesan magaaladaasi ku dileen labo wiil oo dhalinyaro ah oo...

Madaxweyne Deni oo magacaabay Wasiiro cusub oo kamid noqonaya Maamulkiisa

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee December 29, 2021 kuna magacaabid Wasiiro, Wasiiru Dowleyaal iyo...

Saciid Deni oo gaaray gobolka Mudug, xarigana ka jaray Mashaariic cusub (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayey oo maanta safar shaqo ugu ambabaxay gobolka Mudug ayaa si diiran...

C/xakiin Camey oo ka soo horjeestay go’aanadii dowlad goboleedyada ee Garowe

Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar (Camey) ayaa ka hor yimid go’aanadii maamul Goboleedyada ee ka soo baxay shirkii Garowe, isagoo dhinaca kale...

Qorshe Shirka wada tashiga looga wareejinayo Dhuusamareeb oo ka bilowday Garowe

Siyaasiyiin ka soo jeeda Puntland ayaa bilaabay qorshe cusub oo shirka wada tashiga madaxda DF iyo dowlad goboleedyada looga soo wareejinayo magaalada Dhuusamareeb oo...

Dhageysiga Dacwad u dhaxeysa Madaxweyne Gaas iyo kuxigeenka oo goordhaw bilaabaneysa

Waxaa maanta xarunta Maxkamada sare ee Puntland ee magaalada Garawe ka bilaabaneysa dhageysiga dacwada u dhaxeysa Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas iyo kuxigeenkiisa C/xakiin...

Axmed Karaash oo kasoo horjeestay Baaq kasoo yeeray Madaxweyne Deni (Akhriso)

Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland Axmex Cilmi Cismaan Karaash ayaa kasoo horjeestay hadal dhawaan kasoo yeeray Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo sheegay in wadahadal la galayaan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs