Tuesday, April 23, 2024

Ciidamada PSF oo soo bandhigay Muuqaalada Dagaalyahano Ajnabi ah oo Daacish ku biiray (Sawirro)

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loogu tala galay difaaca maamulka Puntland ayaa dhawwaan howlgal ay sameeyeen waxa ay kusoo qabteen rag ajaaniib...

Markabkii ugu horeeyey ee sida badeecado ganacsi oo ku xirtay dekeda Garacad (Sawirro)

Markab xamuul ah oo sida badeecad ganacsi ayaa markii u horraysay maanta ku xirtay dekedda Garacad ee Gobolka Mudug. Inkastoo dekedda ay horey ugu soo...

Madaxweyne Deni oo Shaaciyay Qorshayaal dowladda Federaalka damacsaneed uu kahor yimid

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo ka hadlayay waxqabadka maamulkiisa afartii sanno ee lasoo dhaafay ayaa shaaciyay sababihii uu u diiday labo qodob oo kamid...

Xaalad adag oo mar kale soo wajahday buundada degmada Buulo Burde (Sawirro)

Qoysas fara badan ayaa lagu soo warramayaa inay ka barakaceen dhawr xaafadood oo ka tirsan magaalada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan, kaddib markii uu ku...

Al-shabaab oo degaano cusub ka qabsatay gobolka Bari iyo xiisado dagaal oo ka taagan

Xoogag taabacsan Al-Shabaab ayaa lagu arkay tuulooyin hor leh oo hoos taga Buuraleyda Galgala ee gobolka bari, halkaasoo la sheegay in aysan horey u...

Shir Magaalada Garowe uga furmaya Madaxda dowlad goboleedyada

Madaxda maamul Goboleedyada ka jira dalka qaarkood ayaa lagu wadaa inuu manta shir uga furmo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland Shirkan oo marar badan...

Madaxweyne Gaas oo magacaabay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiilada (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu maanta soo saaray waxa uu ku magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Khilaafaadka golaha Wakiilada Puntland. Guddigan...

Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland oo la doortay

Musharax Xildhibaan Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo dareed)   ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland. Dhoobo ayaa wareeegii labaad ee doorashada helay 43 cod, halka...

Madaxweyne Saciid Deni oo amar cusub ka soo saaray Magaalada Garowe (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo manta si buuxda xilka ula wareegay ayaa joojiyay, in la dhisto dhammaan dhulka danta guud ee magaalada...

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay danjire Gen. Mabratu Waldo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyada Garowe ku qaabiley Qunsulka cusub ee Itoobiya u fadhiya Puntland Gen. Mabratu Waldo Aragay. Madaxweyne Deni ayaa...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs