Thursday, April 25, 2024

Wasiiro katirsanaa Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo lagu xiray Hargeysa

Wararka aan ka heleyno magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in Wasiiro katirsanaa Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya lagu xiray garoonka Diyaaradaha Cigaal. Ciidamada...

Somaliland oo War kasoo saartay dagaalkii ay ku dhawaaqday Puntland (Akhriso)

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Gaashaandhiga Maamulka Somaliland ayaa looga jawaabay guluf dagaal ay shalay ku baaqeen masuuliyiin katirsan maamulka Puntland. Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland ayaa...

(Akhriso) Muuse Biixi oo safiiro u magacaabay dalal uu ku jiro Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-179/082018, uu maanta ku magacaabay masuuliyiin cusub. Wareegtada ayaa waxa ay u qorneyd...

Sheekh Aadan Sunne iyo qaar kamid ah Xertiisa oo Xukuno kala duwan lagu riday

Maxkamad kutaala magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa maanta xukun ku riday Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne) oo kamid ahaa Culimada caanka ka...

Dhalinyaro dhac yaab leh ka geysatay Hargeysa oo la soo qabqabtay (Daawo Sawirro)

Booliska Somaliland ayaa xabsiga dhigay dhallinyaro ku nool Magaalada Hargeysa ka dib markii ku dhaqaaqeen fal fool xun oo ahaa inay dhac u geysteen...

Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo lagu dilay Masuuliyiin oo ka dhacay Buuhoodle

Qarax Ismiidaamin ah uu fuliyay ruux waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray ayaa caawa Salaadii Maqrib kadib waxa uu ka dhacay magaalada Buuhoodle, waxaana qaraxan...

Somaliland oo soo bandhigtay Magacyada Lix Hay’adood oo shaqo joojin ay ku sameysay

Qoraal kasoo baxay Wasaarada Qorsheynta iyo Horumarinta maamulka Somaliland ayaa shaqada looga joojiyay lix kamid ah Hay'adaha ka howl gala Deegaanada maamulkaasi. Hay'adahan shaqada laga...

Somaliland oo afar cisho ah hawada ka saareysa baraha bulshada & sababta ka dambeysa

Maamulka Somaliland ayaa muddo afar maalmood ah oo ku eg khamiista soo socota waxay muddo kooban maalintii xayiraad ku soo rogtay adeegsiga baraha bulshadu...

Somaliland oo aqbashay codsi kaga yimid Ra’isul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Somalia (Akhriso)

Qoraal ka soo baxay dhowaan xafiiska Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Somaliland Maxamed Kaahi Axmed ayaa waxaa cafis loogu fidiyay Ridwaan Xirsi Maxamed oo ahaa...

Maamulka Somaliland oo si adag uga jawaabay hadalkii Madaxweynaha Punland

War Saxaafadeed kasoo baxa Wasaarada Warfaafina maamulka Somaliland ayaa si adag loogu jawaabay hadal uu shalay Baarlamaanka Puntland ka jeediyay Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs