Monday, August 8, 2022

Sargaal katirsanaa Xafiiska R/W Kheyre oo xil looga magacaabay Somaliland (Daawo Sawirada)

Sargaal katirsanaa Xafiiska Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa loo magacaabay in uu noqdo Wakiilka maamulka Soomaaliland u jooga dalka Mareykanka. Bashiir Good oo...

Wiil ku labistay Dareeska ciidanka Milatariga Somaliland oo xabsiga la dhigay

Wararka aan ka heleyno magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi lagu xiray wiil dhalinyaro ah oo ku labistay kadibna sawir...

Magaalo kutaala dalka Mareykanka oo Aqoonsatay Maamulka Somaliland

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibada Maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in ay aqoonsi ku aadan Madax banaanidooda ka heleen Golaha Deegaanka Magaalada...

Maxay Saamayn Ku Leedahay dekedaha Berbera Iyo Jabuuti Isticmaalka Itoobiya ee dekedaha Ereteriya...

Madaxweynaha waddanka Ereteriya Isaias Afwerki, ra’isal wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa shalay ku kulmaya magaalada Asmara ee...

Roob baraf wata oo ka da’ay degaan ka tirsan dhulka Soomaalida (Daawo Sawirro)

Magaalada Gabiley ee Maamulka Somaliland waxaa shalay gelinkii dambe ka da’ay Roob Baraf watay, kaasoo saameyn ku yeeshay dadweynaha magaaladaas ku dhaqan. Roobka Gabiley ka...

Wasiiro ku xirnaa magaalada Hargeysa oo la sii daayay

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in xuriyadooda dib loogu celiyay labo Wasiir oo katirsanaa Maamulkii Dowlad deegaanka Soomaalida...

Somaliland oo gaadiid lala soo baxsaday ku wareejisay dowlada Itoobiya

Maamulka Somaliland ayaa maanta gaadiid badan oo lagala soo baxsaday dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya intii ay rabshadaha socdeen waxa ay ku wareejisay masuuliyiin katirsan...

Xoghayihii Ra’isul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya oo lagu xiray magaalada Hargeysa

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland lagu xiray Xoghayihii Ra'isul Wasaare kuxigeenka Xukuumada Soomaaliya. Ciidamada maamulka Somaliland...

Wasiiro katirsanaa Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo lagu xiray Hargeysa

Wararka aan ka heleyno magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in Wasiiro katirsanaa Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya lagu xiray garoonka Diyaaradaha Cigaal. Ciidamada...

Somaliland oo War kasoo saartay dagaalkii ay ku dhawaaqday Puntland (Akhriso)

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Gaashaandhiga Maamulka Somaliland ayaa looga jawaabay guluf dagaal ay shalay ku baaqeen masuuliyiin katirsan maamulka Puntland. Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland ayaa...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir