Wednesday, March 22, 2023

Somaliland oo xoog ku jartay Internetkii Laascaanood iyo Wararkii u Dambeeyay

Ciidamada maamulka Somaliland ayaa saakay xoog ku jaray adeegga intetnetka ee magaaladaasi ka shaqeenayay, kaddib markii ciidamada galeen xarumaha shirkadaha isgaarsiinta kuna amreen maamulka...

Dibad baxyo rabshado wata oo maanta mar kale ka socda Laascaanood iyo rasaas la...

Waxaa maalintii shannaad oo xiriir ah magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ka socda dibad baxyo waa weyn oo rabsahado wata, kuwaa oo ay dhigayaan...

Cabdiraxmaan Cirro oo si carro leh uga hadlay xaalada ka taagan Laascaanood baaqna diray

Musharaxa xilka madaxweynaha ku matalaya xisbiga mucaaradka ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cirro ayaa si adag uga hadlay rabshadaha ka socda magaalada Laascaanood iyo dilka...

Gaadiid Dagaal iyo ciidamo badan oo ka baxay Garawe oo u dhaqaaqay Laascaanood

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegaya in caawa magaaladaasi laga diray ciidamo badan oo katirsan PSF-ta Puntland iyo...

Dowladda Soomaaliya oo baaq kasoo saartay xaalada adag ee ka taagan magaalada Laascaanood

War saxaafadeed caawa kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in ka xun tahay shaqaaqooyinka ka socda magaalada Laas Caanood...

Somaliland oo jawaab adag ka bixisay diidmada DF ka muujisay shidaalka laga baarayo

Somaliland ayaa ka jawaab kulul ka bixisay talaabadii dowlada Soomaaliya isku hor taagtay shidaalka shirkadda Genel Energy ka baareyso Somaliland Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland...

Muuse Biixi oo u kuurgalay hannaanka ay u socdaan is diiwaangelinta cod-bixiyayaasha (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ku gudo jira kormeer uu ugu kuurgelayo hannaanka ay diiwaangelinta cod-bixiyayaashu uga socoto degmooyinka kala duwan ee...

Shacabka Laascaanood oo dhigaya Dibad baxyo rabshado wata iyaga oo wata Calanka Soomaaliya (Sawirro)

Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool waxaa ka socda dibad baxyo rabshada wata oo ay dhigayaan shacabka magaaladaasi, waxaana dibad baxayaasha taayaro ku gubayaan waddooyinka...

Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada Laascaanood iyo Madaxweyne Biixi oo Baaq diray

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in wali halkaasi ka jiraan xaalad kacsanaan ah, waxaana saakay xiran inta badan goobihii...

Faahfaahin: Dagaal culus oo saaka ka qarxay Magaalada Baydhabo

Sida ay sheegayaan Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo dagaal xooggan ayaa saaka ka bilowday gudaha magaalada, waxaana lagu soo waramayaa inuu u dhaxeeyo ciidan...

News in English

Somali President arrives in Asmara for bilateral talks with Eritrean leader

The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, has kicked off his two-day official visit to Asmara, the...

Xulka Allbanaadir