Tuesday, May 21, 2024

Muuse Biixi & wafdigiisa oo booqday Xarunta Jabuuti International Free Zone (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse biixi Cabdi iyo Wefdigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ku joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta booqasho ku tegay aaga canshuuraha ka...

Muuse Biixi oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Abuu-dhabi (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa gaarhay waddanka imaaraadka carabta ka dib marti-qaad uu ka helay madaxda wadankaas. Waxaa markii...

Somaliland oo ku dhawaaqday in ay qaadayaan Dagaal qorsheesan oo ka dhan ah Puntland

Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay qaadayaan dagaal qorsheesan oo ka dhan ah ciidamada maamulka Puntland iyo ciidamada kale ee dagaalka kula jira...

Muxuu Muuse Biixi ku soo arkay xarumaha Maamulka ee Magaalada Boorame? (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalintii labaad ku sugan magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa maanta kormeer...

Somaliland oo wax lala yaabo ku tilmaantay hadal kasoo yeeray Mustafa Cagjar

Maamulka Soomaalilnad ayaa wax lala yaabo ku tilmaantay hadal dhawaan kasoo yeeray Madaxweynaha Maamulka Soomaalida Itoobiya Mustafa Cagjar oo sheegay in deegaano Soomaaliland kamid...

DEG DEG: Xildhibaan goor dhow toogasho lagu dilay iyo faahfaahino ka soo baxaya

Xildhibaan Cabdirisaaq Cardoofe oo ka mid ahaa xubnaha Golaha degaanka Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa caawa lagu dilay isla magaaladaas. Wararka ayaa sheegaya in...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs