Friday, August 19, 2022

Wasiir hore oo sheegay in Xanuuno ka qaaday lacago Xaaraan ah uu cunay !!

Wasiirkii hore ee wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta maamulka Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal oo Warbaahinta la hadlay ayaa shaaca ka qaaday in lacago xaaraan ah...

Muuse Biixi iyo xisbiyada Mucaaradka oo go’aano cusub soo saaray (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta magaalada Hargeysa kulan kula qaatay madaxda xisbiyada mucaaradka. Kulanka oo ka dhacay qasriga Madaxtooyada ayaa waxaa looga hadlay...

Somaliland oo soo saartay amaro cusub oo uu ka mid yahay in la xiro...

Somaliland ayaa sheegtay inay soo rogayso ammaro cusub oo looga hortagayo faafidda cudurka COVID-19, kadib markii ay maanta soo baxday in saddex kiis oo...

Culimo banaanka soo dhigay Gefafka iyo khaladaadka diineed ee ku jira xeerka kufsiga ee...

Culimada maamulka Somaliland ayaa bayaan ay soo saareen waxa ay kusoo bandhigeen gafef iyo khaladaad diimeed oo ku jira Xeerka Kufsiga ee maamulka Somaliland...

Somaliland oo go’aano adag ka qaadatay ka hortagga cudurka Coronavirus (Akhriso)

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Cumar Cabdilaahi Bade ahna Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee diyaar-garowga iyo ka hortagga cudurka Covid-9 ayaa sheegay in maalinta berri ah la...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir