Thursday, April 25, 2024

Raga bidaarta leh ee kunool Soomaaliland oo xal loo helay (Daawo Sawirada)

Bidaarta oo siyaabo kala duwan u gasha raga iyo dumar ayaa dhibaato xoogan waxa ay ku heysay dhalinyarada, waxa ayna taasi keentay in dadka...

Somaliland oo baareysa Iskuulka Abaarso iyo haweeneyda faafisa diinta Masiixiga

Wasaaradda diinta iyo awqaafta Maamulka Somaliland ayaa shaacisay iney baareyso wararka sheegaya in diinta masiixiga lagu faafiyo iskuulka abaarso iyo Jaamacadda Barwaaqo oo ku...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Biixi & danjire Mrs. Annett Günther? (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefdi ka socda dalka Jarmalka oo ay hogaaminayso safiirka waddanka Jarmalka u fadhida Somalia...

Ciidamada Somaliland oo isaga baxay Deegaanka Tukaraq iyo Dad faraxsan oo isugu soo baxay

Ciidamada maamulka Somaliland ayaa saakay gabi ahaan isaga baxay saldhigyadii ay ka joogeen deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, waxaana durba halkaasi gaaray dadka deegaanka...

Maxay ka wada hadleen Muuse Biixi iyo culimada caanka ah ee Soomaalida? (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay qaar kamid ah culimada Soomaalida ee ka qaybgalay kulan diimeedkii saddexaad ee...

Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay hadal ka soo yeeray Wasiir ka tirsan Xukuumada...

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Somaliland C/raxmaan C/laahi Guri-barwaaqo ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray wasiirka waxbarashada xukuumada Soomaaliya  Cabdilaahi Goodax bare oo ahaa in...

Siyaasiga Caanka ah ee Nigel Farage oo caalamka ugu baaqay in ay aqoonsadaan Somaliland

Siyaasiga Nigel Farage oo u dhashay dalka Britain ayaa ugu baaqay caalamka iyo dowlada Britain in ay aqoonsadaan maamulka Somaliland oo dadaal badan ugu...

Somaliland oo War kasoo saartay Kulankii dhax maray Farmaajo iyo Abiy Axmed

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay kulamo ay magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya ku yeesheen Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo...

Madaxweyne Biixi oo xariga ka jaray Mashruuc ay ku baxday $12 Milyan oo Dollar...

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray saddex wiish (Mobile Harbor Crane) oo cusub loogu talo-galay rarka iyo...

(Akhriso) Somaliland oo amaro culus ku soo rogtay Telefishinada Madaxa banaan

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Somaliland Max’ed Muuse Diiriye ayaa warbaahinta madaxa banaan ee fadhigoodu yahay Somaliland ku soo rogay amaro adag. Waxaa...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs