Friday, September 22, 2023

Muuse Biixi oo fariin u diray Shacabka ku dhaqan Somaliland, kana hadlay..

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu Ciidal Fidriga awgeed dhammaal hambalyo ah u diray Shacbiga Somaliland meel ay joogaanba iyo guud ahaan...

(Sawirro) Muuse Biixi oo Washington kula kulmay xubno ka tirsan Congresska Maraykanka

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalintii shanaad ku gudda jira shafarkoodii shaqo ee Washington D.C ayaa kulamo muhiima...

Muuse Biixi oo u kuurgalay hannaanka ay u socdaan is diiwaangelinta cod-bixiyayaasha (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ku gudo jira kormeer uu ugu kuurgelayo hannaanka ay diiwaangelinta cod-bixiyayaashu uga socoto degmooyinka kala duwan ee...

Madaxweye Muuse Biixi Cabdi oo kormeer ku tegay Beerta Xoriyadda Hargeysa (Sawirro)

Madaxweynaha  Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa kormeer ku tegay Beerta Xoriyada oo maalmahanba ay ka socotay shaqo ballaadhan oo uu hormuud ka...

Roob baraf wata oo ka da’ay degaan ka tirsan dhulka Soomaalida (Daawo Sawirro)

Magaalada Gabiley ee Maamulka Somaliland waxaa shalay gelinkii dambe ka da’ay Roob Baraf watay, kaasoo saameyn ku yeeshay dadweynaha magaaladaas ku dhaqan. Roobka Gabiley ka...

Somaliland oo War kasoo saartay Go’aanka dowlada ku erisay Danjire Nicholas Haysom

War Saxaafadeed kasoo baxay maamulka Somaliland ayaa looga hor yimid go'aanka dowlada Federaalka Soomaaliya dalka uga eryeyso Wakiilka xoghayaha guud Qaramada Midoobay u qaabilsan...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Biixi & danjire Mrs. Annett Günther? (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefdi ka socda dalka Jarmalka oo ay hogaaminayso safiirka waddanka Jarmalka u fadhida Somalia...

(Sawirro) Muuse Biixi oo shacabka Hargeysa kala qeyb galay tukashada Salaada Ciida

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ciidul-fidriga oo ku beegan maanta oo ay...

Golaha Wasiirada Somaliland oo go’aano culus ka soo saaray Wadahadalka Somalia (Akhriso)

Golaha wasiirradda Maamulka Somaliland ayaa manta shir iskugu yimid kaasoo uu shir gudoominayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxayna dood dheer ka yeesheen arrimo la...

News in English

Any Further Delay in Completing the Constitution will lead to Total...

The decade-long delay in the completion of the Provisional Federal Constitution (PFC) is major threat to statebuilding in Somalia. Although one of the reasons...

Xulka Allbanaadir