Friday, April 26, 2024

Maamul 3-Kun oo Dollar ku ganaaxaya dadka Al-Shabaab u doonta Garsoorka

Maamulka degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa soo saaray amaro adag oo ku socda dadka shacabka ah ee kunool degmadaasi ee garsoorka u...

Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Kismaayo (Daawo Sawirada)

Madaxweynihii hore ee dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamed iyo xubno la socday ayaa maanta si heer sare waxaa loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo ee...

Xukun dil ah oo saakay lagu fuliyay Cabdirisaaq Cumar Cabdullaahi (Daawo Sawirada)

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee  maamulka Jubbaland ayaa saakay xukun dil ah  ku fulisay askari katirsanaa ciidanka Daraawishta maamulkaasi oo dhawaan Kismaayo ku dilay...

Ciidamada Itoobiya oo afar oo qof Shacab ah maanta ku dilay Degmada Baardhaare

Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ee ku sugan degmadaasi maanta rasaas dhalisay khasaaro dhimasho iyo mid...

Magaalo kutaala Soomaaliya oo laga musaafurinayo Xaasaska iyo Caruurta Al Shabaab

Maamulka magaalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa soo saaray amar magaaladaasi looga musaafurinayo Xaasaska iyo caruurta dagaalyahanada Al Shabaab ee ku dhaqan Balad...

Axmed Madoobe oo isku shaandheyn kooban ku sameeyey Wasiirada Jubbaland (Akhriso)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa isku-shaandheyn kooban ku sameeyay golihiisa wasiirada. Wareegto goor dhow ka soo baxday xafiiskiisa ayaa lagu magacaabay Wasiir,...

Axmed Madoobe oo loo diiday inuu booqdo Garbahaarey iyo Sababta ka dambeysa

Maamulka Gobolka Gedo ayaa ayaa ka soo horjeestay booqasho Madaxweynaha  Jubbaland uu qorsheynayo inuu ku tago  magaalada Garbahaaray. Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo iyo xubno...

Dibad bax looga soo horjeeday Madaxweynaha Jubbaland oo maanta ka dhacay magaalada..

Wararka ka imaanaya magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday...

Isbadal nuucee ah ayuu u baahan yahay Xiligan Maamulka Jubbaland ?

Sida muuqato waxaa curtay isbadal iyo taariikh  ka guurid, geedigguna wuxuu marayaa in lasoo gunaanudo koox danleey ahayd dantoodunna ku fadhidday inay minjo xaabiyaan...

Maamulka Jubbaland oo Kismaayo ka soo saaray amar dad badan ka yaabiyey

Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay amar mamnuucaya jarista dhirta qoyan iyo qodista waraha aan sharciyeysnayn si baa la yiri looga dheeraado nabaad-guurka degaanka. Wasiirka wasaaradda...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs