(Sawirro) Axmed Madoobe oo saddex arrin kala hadlay Frantz Celestin
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada KIsmaayo ku qaabilay Frantz celestin oo ah madaxa Hay’ada Socdaalka aduunka ee IOM ee Soomaaliya.
Frantz...
(Sawirro) Haweeney loo Magacaabay taliye saldhig Boolis & hadal heyn ka dhalatay
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jen. Xijaar ayaa haweeney qurbaha ka timid u magacaabay taliyaha saldhiga Booliska degmada Shibis ee gobolka Banaadir
Baraha bulshada Soomaalida waxaa...
Maamulka Gobolka Gedo oo si adag uga hor yimid Qorshe maamulka Jubbaland wadaan
Maamul goboleedka Jubbaland uu hoggaamiyo Sheekh Axmed Madoobe ayaa dadaal badan ugu jira sidii mar kale gacanta maamulkooda loogu soo celin lahaa gobolka Gedo...
Axmed Madoobe oo Muddo kadib maanta ku dhax lugeeyay xarunta Madaxtooyada (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ay ka wada hadleen gebagebada...
Muxuu Farmaajo ka yiri doorashadii looga guuleystay ee ka dhacday Muqdisho?
Madaxweynaha Xafiiska jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey walaalkiis Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay xilka Madaxweynaha dalka...
Madaxda maamulada Jubbaland iyo Hirshabelle oo arrimo xasaasi ah ka shiray
Madaxda maamulada Jubbaland iyo Hirshabelle Axmed Maxamed Islaam iyo Cali Guudlaawe Xuseen oo kuwada sugan magaalada Muqdiusho ayaa yeeshay shir ay uga arrinsanayeen arrimo...
Xarumaha Musharaxiinta oo caawa aan laga seexan doonin iyo kulamo adag oo socda
Iyadoo wax ka yar 24 saac ay ka harsan tahay xiliga loo asteeyey in la qabto doorashada Madaxweynaha cusub ee Somalia ayaa musharaxiinta u...
Axmed Madoobe oo Mahadcelin ugu tagay guddoomiyaha golaha shacabka (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa salaan iyo Hambalyo ugu tagay Gudoomiyaha Cusub ee golaha shacabka BJFS Mudane Sheikh Aadan...
Wasiir Carab oo sheegay inuu halis ku jiro Imtixaankii shahaadiga ee sanadkan
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Somalia Abdullahi Abukar Haji, ayaa daah furay Qorshaha Waxbarashadda Qaranka ee 5ta Sano ee soo Socota,...
Midowga Yurub oo go’aan kama dambeys ah ka qaatay shidaalka laga keeno Ruushka
Madaxweynaha Guddiga Yurub, Ursula von der Leyen, ayaa soo jeedisay in gebi ahaanba la mamnuuco shidaalka laga soo dhoofiyo Ruushka.
Arrintan ayaa qeyb ka ah...