Thursday, April 25, 2024

Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Magaalada Kismaayo

Qarax weyn ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo...

Kismaayo: Waa Kuma 4-ta Senator ee Isbadal-doonka usoo Baxday maanta ?

Maanta oo khamiis ah, 29-ka July 2021-ka, waxaa Kismaayo lagu doortay afar Senator oo ka tirsan isbaheysiga isbadal-doonka, waxaa muuqato in Farmaajo iyo Nabad...

Axmed Madoobe oo booqday Suuqa Kalluunka ee Magaalada Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday suuqa kaluunka ee Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa kaluun markaas laga soo bixiyay bada Oo...

Axmed Madoobe oo Nasiib daro ku tilmaamay carqaladeynta Farmaajo ku hayo Doorashada

Madaxweynaha  Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa nasiib daro ku tilmaamay qorshayaasha Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday uu ku carqaladaynayo doorashooyinka dalka oo ay u danbaysay...

Nabadoon caawa lagu dilay Kismaayo & Axmed Madoobe oo si kulul uga hadlay

Nabadoon Cabdiqaadir Ibraahim Xasan (Jeeri) oo ka mid ahaa Nabadoonada soo xulayay xildhibaanada cusub ee Baarlamanka Jubbaland ayaa caawa Kismaayo lagu dilay. Sida wararku sheegayaan...

Daawo Sawirada: Ciidamo Cusub oo loo diyaariyay in ay la wareegaan Amaanka magaalada..

Ciidamo cusub oo katirsan booliiska Soomaaliya ayaa tababar loogu soo xiray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, waxaana ciidankan cusub loo diyaariyay in ay...

Jubbaland oo War cusub kasoo saartay Caleemo saarkii Axmed Madoobe (Akhriso)

War qoraal ah oo goordhaw kasoo baxay xarunta Madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa lagu shaaciyay in dib loo dhigay xaflada caleemo saarka Madaxweynaha Jubbaland Sheekh...

Maamul Goboleed mar kale shaaciyay in Farmaajo Madaxweyne u aqoonsaneyn

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mar kale ku celisay in aysan Madaxweynaha Soomaaliya u aqoonsaneyn Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo . Wasiirka Warfaafinta ee...

Axmed Madoobe oo War kasoo saaray Doorashadii Aqalka Sare ee Kismaayo ka bilaabatay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmad Maxamed Islaam (Madoobe ) ayaa guul taariikhi ah ku tilmaamay doorashada Aqalka Sare ee maanta ka bilaabatay Kismaayo. Axmed Madoobe...

Axmed Madoobe & wakiilka QM ee Somalia oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Kismaayo...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs