Maamulka Jubbaland oo soo saaray Wareegto lagu magacaabay Masuuliyiin cusub (Akhriso)

Wasaarada Arimaha gudaha dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Gudoomiye iyo ku xigeen Cusub u Magacowday Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.

Talaabadan ayaa ku soo aaday xilli maalmahan uu degmadaas booqasho ku joogay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo halkaas ka waday abaabul dagaal oo ka dhan ah Al-shabaabka ku sugan jubbooyinka qeybo ka mid ah.

Hoos ka akhriso Wareegtada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -