Thursday, April 25, 2024

Wasiir ka tirsan Maamulka Galmudug oo lagu xiray Dhuusamareeb (Sababta)

Sida ay sheegayaan warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Dhuusamareeb waxaa halkaas lagu xiray Wasiir ka tirsan Maamulka Galmudug. Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka...

Madaxweyne Xaaf oo goordhaw isaga baxay Dhuuso Mareeb iyo xog ku aadan halka uu…

War goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf uu goordhaw safar dhinaca dhulka ah uga baxay...

Waxii aan kusoo arkay magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud (Daawo Sawirro)

14 sanno kaddib waxaan socdaal ugu anba-baxay magaalada qadiimiga ah ee Ceelbuur, bartamaha Gobalka Galgaduud. Habeen sii dhammaanaya oo lagu jiro bil Ramadaan ayaa dhex...

Qaar kamid ah Ciidamadii dadka ku laayay magaalada Gaalkacyo oo la qabtay

Wararka aan ka heleyno Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in gacanta lagu soo dhigay qaar kamid ah ciidamadii dhawaan magaaladaasi ku...

Wasiir sheegay in Madaxweyne Xaaf oo ku go’doonsan yahay magaalada Dhuuso Mareeb

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu soo waramayaa in uu ku jiro xaalad go'doon u eg, waxaana magaalada Dhuuso Mareeb uu...

Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamo taabacsan Xaaf oo loo diiday in ay galaan  Dhuuso Mareeb

Ciidamo aad u hubeesan oo taabacsan Madaxweynaha xaalku ku xun yahay ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa loo diiday in ay gudaha u...

Daawo Sawirada :Wasiir Sabriye oo la kulmay Sheekh Shaakir iyo Kulamo Xasaasi ah oo…

Wararka caawa ka imaanaya magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan kulamo siyaasadeed oo u dhaxeeya Wafdiga...

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo caawa talo siiyay Kooxda Ahlu Sunna

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay xiisada Siyaasadeed ee ka taagan maamulka Galmudug iyo qorshaha dowlada federaalka Soomaaliya ku dooneyso in Ahlu Sunna...

Madaxweyne Xaaf oo caawa Xaalku ku xunyahay iyo labo Wado oo u furan

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xiligan wajahaya xaalad siyaasadeed oo aad u adag, waxa uuna u muuqdaa mid gabalkiisu uu sii...

Ciidankii Xaaf oo laga saaray garoonka Dhuusamareeb & Wasiir Sabriye oo ka degay (Sawirro)

Wafdigii Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Somalia Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ugu dambeyn ka degay garoonka magaalada Dhuusamareeb sida ay sheegayaan warakii ugu danbeeyay ee...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs