Saturday, April 27, 2024

Dowladda oo maanta si rasmi ah u billaawday Diiwaan gelinta Ciidanka Ahlu Sunna (Sawirro)

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga bilowday diiwaan gelinta ciidamada Ahlu Sunna si ay uga mid noqdaan ciidanka qaranka. Ra’iisul...

Wafdi gaaray Dhuuso Mareeb iyo Ra’isul Wasaare Kheyre oo la kulmay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug gaaray Wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midawga Afrika u qaabishan Soomaaliya, Francisco Madeira, iyo...

Qarameynta Ciidamadii Ahlu Sunna laga wareejiyay oo laga shiray (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug shir ku yeeshay taliyaasha ciidamada qalabka sida ee dowlada federaalka Soomaaliya iyo saraakiil katirsan ciidmada...

Xaaf oo shaaciyay cida Wakiil uga noqoneysa Arimaha Doorashooyinka Galmudug (Akhriso)

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maalmahan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay in Wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka ay wakiil uga...

Raisul Wasaare Khayre oo booqday Xarumo ku yaalla degmada Guriceel (Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqday isbitaalla Galguduud ee magaalada Dhuusamareeb iyo Isbitaalka Istarliin ee Guriceel. Ra’iisul Wasaare Khayre...

Ugaas Xasan oo hadiyad Neef Geel ah guddoonsiiyey Raisul Wasaare Khayre (Sawirro)

Raisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi la socda oo gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa halkaas lagu gudoonsiiyey hadiyado...

Dowlada oo maanta si rasmi ah ula wareegtay Ciidankii Ahlu Sunna (Daawo Sawirada)

Kooxda Ahlu Sunna ayaa maanta si rasmi ah ciidankeeda ugu wareejisay dowlada fedeeaalka Soomaaliya, kadib munaasabad kooban oo maanta ka dhacday magaalada Dhuuso Mareeb. Ra’iisul...

Banaan bax looga soo horjeeday Go’aankii R/W Kheyre oo maanta la dhigay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka Galmudug ka dhacay banaan bax looga soo horjeeday go'aankii Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya ku shaaciyay in Dhuuso Mareeb...

Daawo Sawirada: Taliyaasha ciidamada Soomaaliya oo gaaray Dhuuso Mareeb

Waxaa magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug gaaray taliyaasha ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, waxaana garoonka Diyaaradaha Dhuuso Mareeb kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan...

Guddigii loo saaray xal u helida dadkii lagu laayay Gaalkacyo oo War soo saaray...

Guddiyo Baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed u saareen xal ka gaarista dadkii sida arxan darada ahaa dhawaan loogu laayay Koonfur magaalada Gaalkacyo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs