Thursday, March 28, 2024

Ciidamada iyo saraakiisha Amniga ee Dhuusomareeb oo la amaanay (Daawo Sawirada)

Waxaa xalay magaalada Dhuusomareen ee xarunta maamulka Galmudug ka dhacay kulan looga hadlayay adkeynta amaanka magaaladaasi, waxaana kulanka ka qeyb galay Wasiirka Amniga xukuumadda  Soomaaliya...

Howlgal culus oo ka socda degaan ka tirsan Mudug & dad la soo xirxiray

Ciidanka Kumandoska Somalia ee Danab ayaa saaka hawlgal qorshaysan ka wada deegaanka Camaara oo 85-km woqooyi galbeed ka xiga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Saaka...

Shaqaaqadii caawa ka dhacday Dhuusamareeb oo War laga soo saaray

Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa sheegay in shaqaaqadii caawa ka dhacday magaalada Dhuusamareeb aysan xariir la laheyn shirka lagu qabanayo magaalada ee loogu...

Rasaas xoogan oo caawa laga maqlay Dhuusamareeb & Wararkii ugu dambeeyey

Tacshiirad xoogan ayaa laga maqlay fiidnimadii caawa magaalada Dhuusamareeb gaar ahaan goobta lagu qabanayo shirka dib u heshiisiinta Galmudug ee dhowaan ka furmaya magaaladaas. Daryanka...

Ugaaska Beesha Murusade & ergo uu horkacayo oo gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)

Wafdi uu horkacayo Ugaaska beesha Murusade Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade oo saaka ka dhoofay Muqdisho ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka...

Dib u dhac ku yimid xiliga uu furmayo Shirka Dib u Heshiisiinta Galmudug iyo...

Waxaa mar kale dib u dhac ku yimid xiliga uu furmayo shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug oo la filayay in beri oo...

Darajooyin iyo Shahaado Sharaf la gudoonsiiyay Saraakiil katirsan Ciidanka Ahlu Sunna (Daawo Sawirada)

Madaxa xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu abaal marinayay Saraakiil katirsam ciidanka Ahlu Sunna oo fashiliyay...

Yaa Xaq u leh oo hoggaaminaya Galmudug (Ma Aqlabiyad Mise Muran Badni)?

Hannaanka dhismaha Dowlad gobaleedka Galmudug waxaa lagu saleeyay 11 beelood inkasta oo aan la ogeyn cidda lag soo xigtay shaxdaas hadana qaybtaas sida loo...

Habraaca Shirka Dib u heshiisiinta beelaha Galmudug oo lasoo saaray

Waxaa socda diyaar garow xoogan oo loogu jiro furitaanka shirka dib u heshiisiinta beelaha Galmudug oo la filayo in 17-ka bishan uu ka furmo...

Galmudug oo soo saartay amar ku socda shacabka Koonfurta Gaalkacyo (Akhriso)

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa awaamiir dhanka ammaanka la xiriirta ku soo rogay shacabka ku nool gobolka Mudug gaar ahaan Koonfurta Galkacyo. Qoraal ka soo baxay...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs