Friday, April 26, 2024

Sargaal katirsanaa Al Shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka dowlada Soomaaliya

Sargaal la sheegay in uu katirsanaa kooxda Al Shabaab ee ka howlgasha gobolka Galgaduud gaar ahaan degmada Ceelbuur ayaa isku soo dhiibay ciidanka milatariga...

Wararkii Ugu Dambeeyay Ahlu Sunna oo isaga baxday Degmo ay dhawaan Qabsadeen

Wararka ka imaanaya degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi isaga baxeen ciidamo taabacsan kooxda Ahlu Sunna kuwaa oo degmadaasi dhawaan dagaal...

Ahlu Sunna oo Dib u celisay Gaadiid dagaal oo ka qabsadeen Ciidanka Dowlada (Sawirro)

Xoogaga Ahlu Sunna ee ka dagaalamayay magaalada Guriceel ayaa ogolaaday in ay isaga baxaan magaaladaasi kadib dagaal xoogan oo mudo afar maalin ah socday. Wadahadalo...

Ku simaha Taliyaha NISA oo loo doortay Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka (Sawirro)

Waxaa goordhaw magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug ka dhacday doorashada kursiga sumadiisu tahay HOP067, waxaana kursigan ku tartamayay musharaxiin uu ku jiro...

Jadwalka Doorashada kursigii ugu dambeeyay oo katirsan Aqalka Sare oo la shaaciyay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada kursigii ugu dambeeyay kuraasta Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kursigan aqalka sare...

Qoorqoor oo Gudoomiye cusub u Magacaabay Maamulka gobolka Mudug (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Gudoomiyaha Gobolka Mudug u magacaabay Axmed Xuseen shire (Bukhaari) ka dib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa oo...

Madaxweyne Qoor Qoor oo kormeer ku tagay Garoon heer Caalami oo dhismihiisu socdo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo indha-indheeyay garoonka diyaaradaha ugu wayn degmada Caabudwaaq, kaas oo loo dhisayo si heer caalami ah,...

Guddiga doorashooyinka Galmudug oo la ansixiyey & Xaliimo Yarey oo..(Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug, mudane Cali Daahir Ciid ,ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ee Dowladda Galmudug. Shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimaha...

Ciidanka Dowladda oo Nolosha ku qabtay xubno katirsan Al Shabaab iyo Gaari ay wateen...

Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa daraawiishta maamulka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay xubno katirsan Al Shabaab iyo gaari nuuca loo...

Xildhibaano ku shiray Cadaado oo sheegay iney xilkii ka qaadeen Madaxweyne Xaaf

Xildhibaano ku shiray magaalada Cadaado oo tiradooda lagu sheegay 47 xildhibaan ayaa sheegay inay xilkii ka qaadeen madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf. Kulankan ayaa...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs