Galmudug oo beenisay qoraal caawa lagu faafiyey Warbaahinta dowlada Somalia

Maamulka Galmudug ayaa beeniyay qoraal lagu faafiyey warbaahinta DF oo ku saabsan War-saxafadeed wadajir ah oo ay soo saareen saddex maamul Goboleed iyo Gobolka...

Ciidanka Xoogga dalka & kuwa Galmudug oo Al-Shabaab kala wareegay degaanka Camaara

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay wehlinayaan kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa la wareegay degaanka Camaara ee Gobolka Mudug ka dib dagaal saaka ka dhacay. Ciidamada ay...

Madaxweyne goboleedkii 2aad oo Muqdisho u yimid shirka Golaha wada tashiga (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa si weyn Garoonka Diyaaradaha...

Hooyo si Arxan daro ah Cunug ay dhashay ugu dishay magaalada Guriceel

Hooyo ku nool magaalada Guriceel ayaa xalay si arxan daro ah cunug yar ay dhashay oo hal sano jir ah u dishay, waxaana dhacdadan...

Hogaanka Ahlu Sunna oo codsaday in Xabada laga joojiyo fursad ay ku baxaana la...

Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka socdo dhinaca Waqooyi ee magaaladaasi gaar ahaan halka loo yaqaan Jaamacada ay...

Qarax Khasaaro xoogan gaarsiiyay dad isku aqoys ah oo ka dhacay magaalada Guriceel

Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax khasaaro u geestay dad isku qoys ah. Qaraxa ayaa...

Odayaasha & bulshada xuleysa ergada 3 ka mid ah kuraasta Golaha shacabka oo la...

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa shaaciyay magacyada Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya saddex kursi oo ka mid ah kuraasta...

Yaa gadaal ka riixaya Go’aanada kasoo baxay Madaxweyne Qoor Qoor iyo Laftagareen ?

Guddiga doorashada heer federaal ayaa soo saaray habraac loo marayo diiwaangelinta iyo dhaarinta Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka oo intooda badan lasoo doortay,...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ballanqaad u sameeyay Dadka deegaanka Baxdo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo kusugan deegaanka Baxdo ayaa la kulmay bulshada qeybaheda kala duwan, oo ay kamid ahaayeen Culimada,...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ku laabtay Dhuusomareeb laguna soo dhaweeyay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha  Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kadib safar shaqo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs