Tuesday, June 6, 2023

Niyad jab lasoo darsay Musharax Shariif Xasan iyo Sababta ka dambeysa (Warbixin)

Waxaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya 17-ka bishan ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed. Doorashada...

(Akhriso) Sagaal Shardi oo lagu xiray musharaxiinta doorashada Koonfur galbeed

Guddiga doorashooyinka maamulka Koofur Galbeed ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay ilaa 9 qodob oo ah shuruudaha laga doonayo qofka noqonaya murashaxa madaxweyne...

Nicholas Haysom iyo Francisco Madiera oo Baydhabo kula kulmay Musharaxiin Madaxweyne

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicholas Haysom iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Amb. Francisco Madiera ayaa kulan gaar ah Baydhabo waxa...

Maxay ka wada hadleen Wakiilada Midowga Afrika & QM ee Somalia & Shariif Xasan?...

Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika iyo kan Q/Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira & Nicholas Haysom ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo. Labada masuul ayaa...

Warar dheeri ah oo ka soo baxaya dad shalay lagu laayey duleedka Muqdisho

Waxaa soo baxaya warar dheeri ah oo ku saabsan rag hubeysan oo shalay degaanka Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho ku toogtay shan qof oo...

Jadwalka & Shuruudaha doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo la soo saaray (Akhriso)

Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ka soo saaray qaabka ay u dhici doonto iyo jadwalka doorashada Madaxweynaha maamulkaas...

Maraykanka oo War ka soo saaray doorashada ka dhaceysa Magaalada Baydhabo

Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, iyadoo iska fogeysay inuu jiro musharax ay wadato. Qoraal kasoo baxay Safaaradda Mareykanka...

Shariif Xasan oo iska bedelay ilaaladiisa gaarka ah & sabab yaab leh oo ka...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa isbedel ku sameeyay saraakiisha iyo ciidanka ilaalada Madaxtooyada maamulkiisa ee magaalada Bayadhabo. Talaabadan ayaa ka dambeysay ka...

Shariif Xasan oo ka hadlay Musharixiin gaadiid aan xabadaha karin la tagay Baydhabo

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay doorashada dhawaan ka dhaceysa magaaladaasi. Waxa...

Musharax gaadiid, ciidamo & hub fara badan kala degay Baydhabo (Daawo Sawirro)

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Baydhabo waxaa halkaasi gaaray maanta musharax si weyn looga dareemay magaalada oo halkaasi la tegay gaadiid, ciidamo...

News in English

International Partners commend the People of Puntland on historic elections

head of district council elections in Puntland on 25 May, Somalia’s international partners* commend the people of the Federal Member State of Puntland for their determination to...

Xulka Allbanaadir