Saturday, May 18, 2024

Madaxweyne Laftagareen oo lagu soo dhoweeyey degmada Diinsoor (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed(Laftagareen), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay. Laftagareen iyo xubnaha kale ee...

Xasan Sheekh Maxamuud oo Walaaca ay qabaan Musharaxiinta u gudbiyay Laftagreen (Sawirro)

Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan gaar ah ku qaatay Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud . Kulankan oo...

Wararkii Ugu Dambeeyay Howlgal Cir iyo dhul ah oo laga fuliyay Deegaanka Bariire

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamo Mareykan ah ayaa lagu soo waramayaa in xalay howlgal ka fuliyeen Deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha...

Howlgal Ciidamo Huwan ah ka fuliyeen Sh/Hoose oo khasaaro dhaliyay (Daawo Sawirada)

Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay rasaas xoogan lagu furay gaari caasi ah oo la sheegay in...

Al Shabaab oo shaacisay tirada ciidamada Itoobiya uga dileen Weerarkii maanta

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar xoogan oo isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen kolonyo gaadiid ah ay...

Ciidamada Kumaandooska oo gacanta ku dhigay Xubno katirsan Al Shabaab iyo hubkooda

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo balaaran ka fuliyay deegaano katirsan gobolka Shabeelaha Hoose oo gacanta ugu jiray Xarakada Al...

Maamulka K/Galbeed oo War ka soo saaray hubka & Ciidamada ay wataan Musharaxiinta

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed Ugaas Xasan ayaa xaqiijiyay inay jiraan Musharaxiin ciidamo badan la soo galay Magaalada Baydhabo. Musharaxiintan ayuu sheegay iney doonayaan inay...

Maraykanka oo markii ugu horeysay liiska argagaxisada ku daray ciidamada dal kale

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inay koox argagaxiso u aqoonsadeen Ciidamada Jamhuuriga ee Iran, waana markii ugu horeysay oo uu Maraykanka ciidamada...

Isgaarsiinta Baydhabo oo hawada laga saaray iyo Sababta keentay oo la ogaaday

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta hawada laga saaray isgaarsiintii magaaladaasi ka shaqeeneysay. Sida...

Laftagareen oo cafis u fidiyey Maxaabiis ku xirneyd xabsiga Baydhabo (Sababta)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa soo saaray wareegto cafis loogu fidiyey Maxaabiis ku xiran xabsiga Baydhabo. Maxaabiistan oo gaaraya 10 maxbuus ayaa u xirnaa...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs