Koonfur galbeed oo shaacisay qabashada 3 ka mid ah kuraasta golaha shacabka

Guddiga maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  ayaa shaaciyay qabashada Saddex kursi oo kamid ah kuraasta Gollaha Shacabka oo degaan doorashadoodu tahay Maamulka Koonfur...

Mid ka mid ah Magaalooyinka Somalia oo laga mamnuucay Mooto bajaajka

Magaalada Baydhabo waxa maanta ka dhaqan galay go’aan boolisku ku mamnuucay muddo saddex maalmood ah in lagu dhex kaxeeyo magaalada mootada loo yaqaano Bajaajta. Talaabadan...

Howlgal Ciidamo Huwan ah ka fuliyeen Sh/Hoose oo khasaaro dhaliyay (Daawo Sawirada)

Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay rasaas xoogan lagu furay gaari caasi ah oo la sheegay in...

Laftagareen oo xariga ka jaray Xafiiska Bixinta Baasaboorka ee degmada Diinsoor (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Md, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa maanta xarigga ka jaray Xafiiska Bixinta Baasaboorka ee Degmada Diinsoor ee Gobolka...

Mid kamid ah ragii ka dambeeyay Qaraxii lagu dilay Wasiir Xasan Ibraahim oo la...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa sheegay in ciidamada ammaanka howlgalo ay ka sameeyeen magaalada Baydhabo kusoo qabqabteen kooxo...

Weerar Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Degmada Afgooye

Warar goordhaw aan helnay ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay bar-koontarool oo...

Ciidamo Tababar loo soo xiray oo maanta Dhoolotus cajiib ah sameeyay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Tababar usoo xiray dufcadii shanaad oo ka tirsan Ciidamada sida gaarka ah u...

Ciidamo aad u hubeesan oo maanta la geeyay magaalada Baraawe (Daawo Sawirro)

Waxaa maanta diyaarado lagu geeyay magaalada Baraawe ee caasimadda rasmiga ah ee maamulka Koonfur Galbeed la geeyay ciidamo badan oo isugu jira booliis iyo...

Gudiga Adeega Garsoorka Koonfur Galbeed oo maanta la dhaariyay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeyb-galay Munaasabad lagu dhaarinayey Gudiga Adeega Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee dhowaan Madaxweynaha...

Dagaal ka dhacay degmada Buur-hakaba iyo Khasaare badan oo ka dhashay

Afar askari oo ka tirsan ciidamada maamulka Koonfur-Galbeed ayaa ku dhintay iska hor-imaad ka dhacay degmada Buurhaba ee gobolka Baay. Dagaalka ayaa u dhexeeyey ciidan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs