Monday, April 29, 2024

Wasiirro kormeeray Buunadda Buuloburde oo dhawwaan Al Shabaab qarxiyeen (Sawirro)

Wasiirro katirsan xuukuumadda Soomaaliya iyo Xildhibano katirsan baarlamaanka federaalka ayaa maanta gaaray degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, halkaas ay ka socdaan howlgalo ka dhan...

Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya oo loo diray Masaajid Cali Gaduud iyo Howlgalo …

Ciidamada milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa deegaanka ayaa ku guuldareestay in ay gacanta ku dhigaan muddo isbuuc ah deegaanka Masaajid Cali Gaduud...

Wasiirro katirsan Xukuumadda Soomaaliya oo saakay gaaray degmada Buuloburde

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi iyo mas’uuliyiin kale oo labada heer ee dowladda ah ayaa saaka safar...

Ciidamada DF iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay deegaano ku dhaw dhaw Aadan Yabaal

Ciidamada milatariga Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa deegaanka gobolka Hiiraan ayaa saacadihii lasoo dhaafay la wareegay deegaano ku dhaw dhaw degmada Aadan Yabaal...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Masaajid Cali Gaduud iyo Diyaarado ka qeyb qaadanaya

Dagaal faraha looga gubtay dhiig badana ku daateen ayaa wali ka socda deegaanka Masaajid Cali Gaduud iyo duleedkiisa, waxaana gacan ku heynta deegaankaasi ku...

Cali Jeyte oo abaalmarin siiyey askar howlgal ku dishay xubno ka tirsan Al-shabaab (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa goob fagaaro ah abaal marin lacageed dhan 10,000$ (Toban kun) oo dollar ku guddoonsiiyey askartii fulisey Howlgalkii...

Ciidamada Dowladda oo gacanta ku dhigay Gaari Dameer Qaraxyo lagu soo raray

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka dowladda fashiliyeen gaari dameer lagu soo rarary waxyaabaha qarxa, kaa oo...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Masjid Cali Gaduud iyo cidda gacanta ku heysa

Dagaal xooggan oo dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, ayaa shalay deegaanka Masaajid Cali Gaduud iyo deegaano kale oo kuyaalla Shabeelaha...

Ciidamada Dowladda oo kaabiga ku haya Deegaan Muhiim ah oo Al Shabaab joogaan

Ciidamada milatariga Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa deegaanka ayaa lagu soo waramayaa in kaabiga ku hayaan deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeelaha...

Yuusuf Dabageed oo isaga oo Tuute xiran saakay tagay Degmada Maxaas (Sawirro)

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayo  ayaa saakay gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Socdaalka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs