Friday, March 29, 2024

Madaxweynihii hore ee Hirshabelle oo Isbaariiste ku tilmaamay Guddoomiyaha gobolka Hiiraan

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa magac weyn ka sameeyay dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab uu ka bilaabay gobolka Hiiraan, dagaalkaas ayaana...

Ciidamo Macawuusley ah oo Dagaal isku diyaariyay oo lasoo bandhigay (Sawirro)

Deegaanka Biyo Cadde ee gobolka Shabeelaha Dhaxe waxaa gaaray xildhibaano katirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya, guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhaxe, Saraakiil iyo masuuliyiin kale oo katirsan...

Wararkii Ugu Dambeeyay dad isku qoys ahaa oo xalay lagu dilay Deegaanka Xaluule

Rag hubeysan oo maleeshiyo beeleed ah ayaa xalay deegaanka xaluule oo hoostaga degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay dad isku qoys ahaa. Dadka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhagax dhigay garoon diyaaradeed oo si casri ah loo dhisayo...

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kusii jeeda Degmo katirsan Shabeelaha Dhaxe

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno la socda ayaa lagu wadaa in ay gaaraan degmada Cadalle ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, si uu madaxweynaha...

(Sawirro) Al-Shabaab oo dib ula wareegtay degaan Magaalada Baladweyne ku dhow

Xoogaga Al-shaaab ayaa si nabadgelyo ah ula wareegay deegaanka Tarajante ee duleedka degmada Baladweyne oo ay gacanta ku hayeen ciidamada dowlada. Deegaanka Tarajante ayaa masaafo...

Ciidamo isku abaabulay dagaal ka dhan ah Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Sawirro)

Deegaanka Miirtaqwo ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa lagu soo bandhigay ciidamo kuwa deegaanka ah oo loo diyaarinayo dagaal ay la galaan dagaalyahanada Al Shabaab...

Madaxweynaha Hirshabelle oo baaq degdeg ah kasoo saaray Dagaal ka socda deegaano…

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ee ku diriraya deegaanno hoos yimaada degmada Cadale in...

Madaxweyne Guudlaawe oo Shaaciyay in ciidamada huwanta ah kaabiya ku hayaan Deegaanka …

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab sanaya kuwa deegaanka beesha Abgaal ayaa guulo ka gaaray howlgalo ay ka wadaan gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxa ayna ciidamada...

Ammaanka Buundooyinka kuyaalla magaalooyinka Hirshabelle oo si weyn loo adkeeyay

Ammaanka buundooyinka kuyaalla magaalooyinka waa weyn ee maamulka Hirshabelle ayaa saacadihii lasoo dhaafay si weyn loo adkeeyay, waxaana jirta cabsi laga qabo in qaraxyo...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs