Friday, April 26, 2024

Dagaal saaka ka dhacay Beladweyne iyo dibed-baxyo rabshado wata oo ka socda

Xiisad ayaa saaka ka taagan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan , iyadoo saaka shacabku ku waabariisteen dhawaqa rasaas bartamaha magaalada ka dhacaysa. Wararka waxay sheegayaan...

Faahfaahin: Dagaal lagu hoobtay oo ka dhacay degaan ka tirsan gobolka Hiiraan

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal gelinkii dambe ee shalay illaa xalay fiidnimadii ka dhacay deegaan hoos taga degmada...

Shaqaalaha Shirkad ka howlgasha magaalada Beladweyne oo xabsi lagu guray (Sababta)

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa xabsiga dhigay qaar ka mid ah shaqaalaha Shirkadda Korontada Dayax Power Supply ee Baled-weyne. Ciidamo ka socdo Maamulka ayaa albaabada u...

Faahfaahin: Cabdi Muxumed (Kuukay dheere) oo lagu dilay Magaalada Belad-weyne

Magaalada Beled-weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa xalay lagu dilay mid kamid ah mas’uuliyiinta xaafadaha Magaaladaasi Koox hubeysan ayaa xalay xaafada Buundaweyn ee magaalada Beledweyne...

Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay Sh. Max’ed Suleymaan (Gacameey) & ilaalo la socotay

Howlgal ciidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen degaanka Gamboole ee gobolka Sh/dhexe ayey ku dileen sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab Saraakiisha Danab ayaa sheegay...

Waare oo Magacaabay xubnaha Hirshabelle ku metelaya guddiga doorashada (Magacyada)

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay xubnaha maamulkiisa ku meteya guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo xalinta khilaafaadka. Xubnahan ayaa lagu magacaabay wareegto ka...

Maxay tahay sababta DF ciidanka Haramcad uga dejisey Magaalada Jowhar?

Dayuurado siday boqolaal ka tirsan ciidanka Booliska DF gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee...

Banaan bax looga soo horjeeday Dhismaha maamulka Hirshabelle oo maanta la dhigay

Waxaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacay banaan bax balaaran oo looga soo horjeeday sida loo wado iyo qaabka loo marayo...

Qarax lagu hoobtay oo ka dhacay duleedka deg. Balcad iyo Wararkii ugu dambeeyey

Sida ay sheegayaan Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellaha Dhexe weerar miino ah ayaa lala beegsaday gaari ay wateen ciidamada dawladda Soomaaliya. Inta la xaqiijiyay 6...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs