Thursday, April 25, 2024

Kheyre oo maanta booqasho ku tagaya mid kamid ah xarumaha maamul goboleedyada

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo masuuliyiin katirsan labada Golle ee dowlada ayaa maanta lagu wadaa in ay tagaan magaalada Jowhar ee...

Madaxweyne Guudlaawe oo Shaaciyay Magacyada deegaanada Al Shabaab laga saaray

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku bogaadiyay howlgalada ka dhanka ah kooxda Al Shabaab ee ka...

Waare & Wakiilada beesha caalamka oo ka wada hadlay afar qodob (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabelele Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kulan dhinaca qadka Internet-ka ah la qaatay...

Diiwaangelinta Musharixiinta Aqalka sare ee Hirshabelle oo Jowhar ka socota (Sawirro)

Diiwaangelinta musharixiinta xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Maamulka Hirshabelle ayaa ka bilaabatay maanta magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabelle. Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Hirshabelle...

Ciidamada Dowladda oo kaabiga ku haya Deegaan Muhiim ah oo Al Shabaab joogaan

Ciidamada milatariga Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa deegaanka ayaa lagu soo waramayaa in kaabiga ku hayaan deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeelaha...

Dayuurad ku burburtay duleedka degmada Buulo Burde & faahfaahino ka soo baxaya

Sida ay sheegayaan Wararka ka imaanaya Degaanka Biyo-neef oo hoostaga Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiran, waxaa halkaasi galabta ku dhacday dayuurad nooca Drones-ka. Dayuurada ayaa...

Yuusuf Dabageed oo sheeko cusub keenay, kana hadlay sida uu xilka ku waayi karo

Gudoomiyaha xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa go’aan cusub ka qaatay xil...

Wararkii Ugu Dambeeyay qaraxyadii Baledweyne iyo Khasaaraha oo sii kordhay

Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay qaraxyo ismiidaamin ah oo lagu weeraray xerada Lamagalaay oo hadda xarun madaxtooyo u ah maamul...

Dad loo xiray Weerarkii dadka badan lagu dilay ee ka dhacay degmada Maxaas

Ciidamada ammaanka maamulka Hirshabelle ayaa gacanta ku dhigay dad lagu tuhmayo in ay ku lug lahaayeen qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee dadka badan lagu laayay...

Madaxweyne Guudlaawe oo Muqdisho kula kulmay Mohamed Bomba (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxa Xafiiska Ururka Iskaashiga Islaamka ee...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs