Friday, August 19, 2022

Yuusuf Dabageed oo sheegay in markii 3-aad lagu soo weeraray Belad-weyne

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa shir jaraa’id ku sheegay in markii saddexaad lagu soo weeraray xarunta maamulka...

Doon ay la socdeen Masuuliyiin iyo dad kale oo saakay ku rogmatay magaalada Baladweyne

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay ay rogmatay doon ay la socdeen masuuliyiin katirsan maamulka Gobolka Hiiraan...

Madaxweyne Waare oo ka hor yimid xil ka qaadis lagu sameeyey Khadiijo Shiikh Axmed

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay xilka qaadis uu Wasiirka Maaliyada maamulkiisa ku sameeyay Agaasimihii Wasaaradaas Khadiijo Shiikh...

(Sawirro) Guddi soo xulaya Xildhibaanada cusub ee Hirshabelle oo gaaray Jowhar

Guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle ee uu dhawaan magacaabay madaxweyna dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar...

Taliska ciidamada Booliiska Baladweyne oo Amaro cusub soo rogay (Akhriso Wareegto)

Taliska ciidamada booliiska magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa soo saaray amaro cusub oo ku socda darawalada Gaadiidka xamuulka qaada iyo kuwa wata...

(Akhriso) Gudoomiye degmo oo xilka laga qaaday iyo Mid cusub oo la Magacaabay

Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa xilka qaaday guddoomiyahii degmada Buula burte Feysal Haajir Aadan. Wareegto ka soo baxday xafiiska...

Niyad Jab lasoo darsay Musharaxiin ay Wadatay Villa Somalia oo ku sugan Jowhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in halkaasi si weyn looga dareemayo ololaha ay wadaan qaar kamid ah...

Al Shabaab oo gubtay Saldhigii booliiska Matabaan kadibna isaga baxday Degmadaasi

Wararka ka imaanaya degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalyahanada Al Shabaab ee saacado kahor la wareegay gacan ku heynta degmadaasi si...

Jeneraal Xuud oo ka hadlay Safarka Cali Guudlaawe ku tagayo Baladweyne Hanjabaadna diray

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa la filayaa in maanta gaaro magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo marar badan ka dhaceen...

Rooble oo Telfoon kula hadlay Cali Guudlaawe kana hadlay Xil ka qaadistii uu sameeyay

Ra'isul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay xil kaqaadistii lagu sameeyay guddoomiyihii giddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed Hirshabelle Axmed Xasan...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir