(Daawo Video: 26-kii Janaayo 1991: Maalintii u dambeysay dowladnimo & bilowgii burburka Somalia
Maanta oo kale 26-kii Janaayo sanadkii 1991-dii waxay ku beegan tahay markii xukunka dalka laga tuuray ALLAHA u naxariistee marxuum Maxamed Siyaad Barre madaxweynihii Dowladdii milateriga aheyd ee...