(Sawirro) Duqa Muqdisho oo qodob xasaasi ah kala hadlay saraakiisha Xoogga dalka
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kulan looga hadlayay howlgallada Gobollada Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha dhexe looga sifeynayo al-shabaab...